Abady Honey

Call Website

Abady Honey Malab La Hubo 100% Saafi Ah, Deegaan Kasta Waan Kugu Keenaynaa Inshallaah. Kasoo Dalbo +252 63 7149750

07/08/2026

Macmiil Warkan Makusoo Gaaray?

02/07/2026

Kaliya Follow Dhe Akoonkeena Abady Honey Oo Kamid Noqo Kuwa Helaya Qiimo dhimisyadda & Abaalmarinadda Ka Dalbo Whats App-keena 63 7149750

๐Ÿฏโœจ QIIMO DHIMISTA CAASHUURAA โ€“ ABADY HONEY โœจ๐ŸฏMunaasabadda Caashuuraa awgeed, waxaan macaamiisheena qiimaha badan ugu bis...
25/06/2026

๐Ÿฏโœจ QIIMO DHIMISTA CAASHUURAA โ€“ ABADY HONEY โœจ๐Ÿฏ

Munaasabadda Caashuuraa awgeed, waxaan macaamiisheena qiimaha badan ugu bishaareyneynaa qiimo dhimis gaar ah oo ku saabsan malabka dabiiciga ah ee Abady Honey.

๐Ÿ”ฅ Qiimaha Cusub:

๐Ÿฏ 1 Kiilo โžœ $18
๐Ÿฏ Nus Kiilo (0.5KG) โžœ $8
๐Ÿฏ Rubuc Kiilo (0.25KG) โžœ $5

โœ… 100% Malab Dabiici Ah โœ… Tayo Sare โœ… Dhadhan Macaan โœ… Ku Habboon Qoyska oo Dhan

โณ Dalabkani waa mid xaddidan inta lagu jiro Caashuuraa!

๐Ÿ“ž Dalbo Hadda: ๐Ÿ“ฑ +252 63 7149750 ๐Ÿ“ฑ +252 61 5506603

๐Ÿ Abady Honey Nature's Gold, Forever Pure.

๐Ÿฏ๐Ÿ

09/06/2026

Farxada keliya maaha in malabkii saafi ahaa uu diyaar yahay! ๐ŸฏHadda waxaad heli kartaa xaddiga aad u baahan tahay oo ah 0.25kg (Rubac ama Nus Rodol) iyo wixii ka badan oo malab saafi ah.
Hadda ka dalbo lambarada hoose:
๐Ÿ“ž 0637149750 ama 0615506603

09/05/2026

Malab La Hubo La Isku Halleyn Karo, Hadaad Ku Qanci Waysana Lacagtaada Waa Laguu Celinayaa.
Ka Dalbo: +252 63 7149750 amma +252 65 7149750.
Mahadsanid.

25/04/2026

Malabka Abady Oo Uu Kuu Keenay Abady Mart Waa Mid L Hubo Oo Dabiici Ah.
Kasoo Dalbo:
+252 63 7149750
+252 65 7149750

22/04/2026

Malab La Hubo La Iskuna Halayn Karo Hadda Ka Dalbo +252 63 7149750 amma +252 65 7149750
#100%dabiici

๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ผ ๐— ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ โ€” ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—น๐—ฒ๐—ต! ๐Ÿ•Œโœจุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุจูŽุงุฑููƒู’ ู„ูŽู†ูŽุง ูููŠ ุงู„ู’ุนูŽุณูŽู„ูุŒ ูˆูŽุงุฌู’ุนูŽู„ู’ู‡ู ุดูููŽุงุกู‹ ู†ูŽุงููุนู‹ุงJ...
10/04/2026

๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ผ ๐— ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ โ€” ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—น๐—ฒ๐—ต! ๐Ÿ•Œโœจ
ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุจูŽุงุฑููƒู’ ู„ูŽู†ูŽุง ูููŠ ุงู„ู’ุนูŽุณูŽู„ูุŒ ูˆูŽุงุฌู’ุนูŽู„ู’ู‡ู ุดูููŽุงุกู‹ ู†ูŽุงููุนู‹ุง

Jimcaha waa maalin weyn oo naxariistu soo degto, ducooyinkana la aqbalo. Ma jiro wax ka qurux badan in maalintan barakaysan lagu bilaabo xuska Alle iyo daryeelka caafimaadka jidhkaaga.

Malabku maaha oo keliya cunto macaan, balse waa daawo Alle ku dhex abuuray dabeecadda. ๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐˜† ๐—›๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐˜† wuxuu kuu rajaynayaa Jimco naxariis leh, isagoo markasta diyaar u ah inuu kuu keeno malabkii saafiga ahaa ee aad ku kalsoonaan kartay.

Haddaba, ha iloobin:
๐Ÿ“– Akhrinta Suuratul-Kahf.
๐Ÿ“ฟ Saliga Nabiga (NNKH).
๐Ÿฏ Iyo qaadashada malabkaaga dabiiciga ah si aad u hesho firfircooni iyo caafimaad.

๐Ÿ“ Dalbo Hadda:
๐Ÿ“ž Wac ama noogu soo dir fariin WhatsApp:
+252 65 714 9750
+252 63 714 9750
๐˜ผ๐™—๐™–๐™™๐™ฎ ๐™ƒ๐™ค๐™ฃ๐™š๐™ฎ โ€” ๐™‰๐™–๐™ฉ๐™ช๐™ง๐™šโ€™๐™จ ๐™‚๐™ค๐™ก๐™™, ๐™๐™ค๐™ง๐™š๐™ซ๐™š๐™ง ๐™‹๐™ช๐™ง๐™š. ๐Ÿโœจ

06/04/2026

Daryeel Naftaada Oo Udabiib Si Dabiici Ah, Dooro Malabka Abady Oo Uu Kuu Keenay Suuqa Abady Mart
+252 63 7149750 ama +252 65 7149750

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abady Honey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed health & beauty business?

Share