24/04/2026
๐โจ JIMCA WANAAGSAN โจ๐
Allaha ha inaga dhigo kuwa ka faaโiidaysta barakada Jimcaha ๐คฒ
๐ฟ Ku badi salliga Nabiga (NNKH):
ุงูููู
ุตููู ูุณูู
ุนูู ูุจููุง ู
ุญู
ุฏ
๐ซ Jimcuhu waa maalin kheyr badan leh:
โข Ducada waa la aqbalaa
โข Dambiyada waa la dhaafaa
โข Ajarka waa la labanlaabaa
๐ค Ha ilaawin:
โก๏ธ Akhrinta Suuratul Kahf
โก๏ธ Salliga Nabiga (NNKH)
โก๏ธ Ducada naftaada iyo ummadda Muslimka
๐น Jimca Mubarak ๐น
Allaha naga aqbalo cibaadadeena
๐ La wadaag kheyrkan si aad ajar u hesho