Amen Online Clinic and Telemedicine

Amen Online Clinic and Telemedicine La tashi dhaqtar qaab online ah. Talo bixin furfuran oo caafimaadka qofka, qoyska iyo xaaladaha maanka ah ku hel qaab sahlan oo online ah telefoonkaaga gacanta.

Ka qabso ballan WhatsAppka saaran page-ka.

Haddii aad dhaqtar talo uga baahato haleelkuna kugu yaraado maxaad samaysaa? Ma Google ka ayaad waydiisaa? Jooji, oo had...
25/04/2026

Haddii aad dhaqtar talo uga baahato haleelkuna kugu yaraado maxaad samaysaa?
Ma Google ka ayaad waydiisaa?
Jooji, oo hadda la xidhiidh dhaqtar qaab online ah, adigoo numberka halkan ku yaal isku diiwaan galinaya.
Mahfud Khadar
Amen Online Clinic and Telemedicine
Friends

23/04/2026

Baahin Rasmi ah.

Bismillaah, shaqadeennii Amen Online Clinic and Telemedicine ee la talinta iyo maaraynta qaabka online-ka ahi si toosa ayay innoogu bilaabantay.
Mahfud Khadar

February iyo bilow wanaagsan idam Alle. Mahfud Khadar
25/01/2026

February iyo bilow wanaagsan idam Alle.
Mahfud Khadar

Here we go soon IA. Kulan kale oo xiiso leh bulshada sharafta leh.Mahfud Khadar
20/01/2026

Here we go soon IA.
Kulan kale oo xiiso leh bulshada sharafta leh.
Mahfud Khadar

Address

Airport Road
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amen Online Clinic and Telemedicine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share