Ileys Eye Clinic

Ileys Eye Clinic Ileys Eye Clinic

24/07/2026

Watch, follow, and discover more trending content.

Jimco Mubarak Xarunta Ileys Eye Clinic waxe Ku qabanesa dawoyinka iyo Daryelka xanunada Ku dhaca Indhaha iyo la talin Wa...
24/07/2026

Jimco Mubarak
Xarunta Ileys Eye Clinic waxe Ku qabanesa dawoyinka iyo Daryelka xanunada Ku dhaca Indhaha iyo la talin
Waxe kaloo Ku heesa cabirka aragtida ayadoo istimalesa qalab casri ah daawo lahubo tayadoda iyo okiyalo Ku qanciya
Hana Mogan Daryelka indhahagu waa muhiim nagu soo boqo xaruntena balcad kasoo horjedka bostejada xamar Ka baxan ama maqayada jawi

Jimco Mubarak Carurta indha hooda si jogta ah u eeg oo la soco xaladahoda hadad aragto canuga yar in ee San Isla socon i...
16/07/2026

Jimco Mubarak
Carurta indha hooda si jogta ah u eeg oo la soco xaladahoda hadad aragto canuga yar in ee San Isla socon indhahoda ee midba Mel firineso la soo gar dhaqtar inta ee yar yihin oo wax laga qaban Karo si uu aragisa u badbado qalina loga badbadiya waxas oo dhan waxa Ka caeinayo Ileys Eye Clinic

Jimco Mubarak
10/07/2026

Jimco Mubarak

Xarunta daryelka Indhaha Ileys Eye Clinic waa hoyga araga okiyalo Tayo leh nadif ah iyo qimo raqis ah iyo dhaweynta xanu...
07/07/2026

Xarunta daryelka Indhaha Ileys Eye Clinic waa hoyga araga okiyalo Tayo leh nadif ah iyo qimo raqis ah iyo dhaweynta xanunada Ku dhaca Indhaha iyo cabirka

Ileys Eye Clinic waa Daryelka hoyga Indhaha
04/07/2026

Ileys Eye Clinic waa Daryelka hoyga Indhaha

HAMBALYO 1 -LUULIYO 1960 XUSKA SANAD GUURADII 66-AAD EE XORIYADDA IYO MIDNIMADA JAMHUIRIYADDA FEDREAALKA SOOMAALIYA
01/07/2026

HAMBALYO 1 -LUULIYO 1960 XUSKA SANAD GUURADII 66-AAD EE XORIYADDA IYO MIDNIMADA JAMHUIRIYADDA FEDREAALKA SOOMAALIYA

Waxan idin hena okiyalo Tayo leh aad u qurxon kuna habon wajigaga iyo quruxda xarunta waxe Ku tala dagmada sokodeda dhan...
30/06/2026

Waxan idin hena okiyalo Tayo leh aad u qurxon kuna habon wajigaga iyo quruxda xarunta waxe Ku tala dagmada sokodeda dhan kofur ayee u jeeda Ka soo horjedka maqayad jawi ama nagala soo xirir Tel no 618551011/613570666

Address

Balcad Middle Shabelle
Jowhar
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys Eye Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share