Meysuur Asal

Meysuur Asal Macmiil kuso dhawoow gacmo furan iyo malab saafi ah �

Meysuur Asal Hadda so dalbo malab saafi ah🍯So dhawoow macmiil goob walbo ad joogtid wa kugu diyaar Malabkeena🌻Jumlo iyo ...
08/07/2026

Meysuur Asal

Hadda so dalbo malab saafi ah🍯
So dhawoow macmiil goob walbo ad joogtid wa kugu diyaar Malabkeena🌻

Jumlo iyo tafaariiq labadaba

📍Guulwade - Kismaayo
📞 61 5100886 / 62 5100886

Kusoo dhawoow macaamiil Meysuur Asal oo aad uga barateen malabki saafiga ahaa malab cad iyo malab guduud labadaba waa di...
27/06/2026

Kusoo dhawoow macaamiil Meysuur Asal oo aad uga barateen malabki saafiga ahaa malab cad iyo malab guduud labadaba waa diyaar ee soo dalbada meel walboo aad joogtaan naga soo wac lanbarada kala 0615497481 ama 0615100886 mahadsanidiin share ta waa xagiina

06/04/2026

Kusoo dhawoow malabka meysuur adal hada dalbo oo hel ka wac lanbarada kala ah 0615100886 ama 0615497481

02/04/2026
22/03/2026
22/03/2026

Malabku waa hadiyad dabiici ah oo ka timaadda shinnida, lehna dhadhan macaan iyo faa’iidooyin caafimaad oo fara badan. Waxaa ku jira nafaqooyin muhiim ah sida fiitamiino, macdano, iyo antioxidants oo jirka ka caawiya difaaca cudurrada.
✨ Faa’iidooyinka malabka:
Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka
Wuxuu yareeyaa qufaca iyo xanuunka cunaha
Wuxuu ka caawiyaa dheefshiidka
Wuxuu dedejiyaa bogsashada nabarrada
Wuxuu siinayaa jirka tamar degdeg ah
🌿 Malabka dabiiciga ah waa daawo iyo cunto isku jira, waxaana lagu tiriyaa waxyaabaha ugu qiimaha badan ee dabiiciga ah ee bani’aadamku isticmaalo.

Address

Gul-wade
Kismayo

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Friday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Meysuur Asal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share