03/09/2026
π Ardayda Machadka Barashada Caafimaadka Sahan oo Imtixaan u Fadhiisatay
Ardayda Machadka Barashada Caafimaadka Sahan ayaa maanta si habsami leh u qaadanaysa imtixaankooda, iyagoo muujinaya dadaal, diyaar-garow iyo karti ay ku gaari karaan himilooyinkooda waxbarasho. ππ©ββοΈπ¨ββοΈ
Machadka Sahan wuxuu xoogga saarayaa aqoon, xirfad iyo tababar practical ah, si loo diyaariyo arday caafimaad oo leh aqoon iyo karti shaqo.
π Kismaayo, Jubaland
π 0615916738 | 0611471223
π Fasal cusub ayaa la qaadanayaa β isdiiwaangelintu way socotaa.