Haana Online

Haana Online Ka Adeego Haana Online Adigoo Gurigaa Iyo Goobtaada Shaqo Ku Sugan.

11/04/2024

2 xusuusnoow
1. Alle xusuusnoow.
2. Geeridana xusuusnoow.

2 iska iloow
1. Wanaagaaga dadka aad u sameysay iska iloow.
2. Dadkii ku xumeeyayne iska iloow.

2 midna haku aaminin
1. Gabadhaada ama xaaskaaga nin kale haku aaminin.
2. Dumarna sir haku aaminin.

CIID WANAAGSAN.
𝑭𝒐𝒍𝒍𝒐𝒘𝒆𝒓𝒔.

Ka Adeego HAANA ONLINE Adigoo Jooga Gurigaaga Iyo Goobtaada Shaqo.
08/08/2023

Ka Adeego HAANA ONLINE Adigoo Jooga Gurigaaga Iyo Goobtaada Shaqo.

KABAHA DUMARKA waa naqshad cusub oo ay idiin heysaa HAANA haddaba soo dalba size-kaaga iyo midabka aad dooneydaba waa di...
08/08/2023

KABAHA DUMARKA waa naqshad cusub oo ay idiin heysaa HAANA haddaba soo dalba size-kaaga iyo midabka aad dooneydaba waa diyaar. Whatsappka: +252625903597 ama Taleefanka: +252612815143

PAPAYA SOAP: Saabuunkaani waxaa uu qabtaa dhowr shaqo oo ay kamid tahay in jirka uu ka dhigo mid iftiimaya wasaqdana tir...
08/08/2023

PAPAYA SOAP: Saabuunkaani waxaa uu qabtaa dhowr shaqo oo ay kamid tahay in jirka uu ka dhigo mid iftiimaya wasaqdana tirtira, wuxuuna maqaarka kadhiga mid jilicsan oo taabashada u roon, u isticmaalida sida joogtada waxa ay kaa caawineysaa muuqaalkaagu inuu noqdo mid dhalaalaya. Nagala soo xiriir whatsappka: +25262903597 ama taleefanka: +252612815143

FACE SERUM: Waxaa uu qabtaa dhowr shaqo oo ay kamid tahay in wajiga qofka uu ka dhigayo mid dhalaalaya oo iftiimaya kuun...
08/08/2023

FACE SERUM: Waxaa uu qabtaa dhowr shaqo oo ay kamid tahay in wajiga qofka uu ka dhigayo mid dhalaalaya oo iftiimaya kuuna yeelaya midab dhalaalaya wasqdana jirka kanadiifiya maqaarkuna wuxuu markaa noqon mid qurux badan. Nagala soo xiriir Whatsapp: +252625903597 ama naga taleefoonka: +252612815143

03/08/2023

FURSAD DAHABI: Haddii aad ku caajistey isticmaalka Mobile-da Touch Screen-ka oo aad kudhibsatay dab-qaadashadiisa badan, haddaba waxaan kuu haynaa mobile nooc cusub ah oo NOKIA ah.
Nagala soo xiriir whatsapka: +252612815143

Ka Adeego HAANA ONLINE Adigoo Jooga Gurigaaga Iyo Goobtaada Shaqada.Whatappka: +252612815143
31/07/2023

Ka Adeego HAANA ONLINE Adigoo Jooga Gurigaaga Iyo Goobtaada Shaqada.
Whatappka: +252612815143

Address

Suuqbacaad/Rugsan Mall
Mall

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haana Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share