04/04/2026
β¨ ILKAHA ZIRCON (ZIRCONIA) β QURUX & TAYO SARE β¨
Ma rabtaa ilko qurux badan oo dabiici u eg? π
Zircon waa xal casri ah oo lagu sameeyo (crown) iyo buuxinta iligga.
β
Midab dabiici ah oo la mid ah iligaaga
β
Aad u adkeysi badan
β
Ma daxaloobo, mana madoobaado
β
Ku habboon ilig h**e & ilig gadaal
Zircon waa doorashada koowaad ee dadka doonaya dhoola-cadeyn qurux badan oo waarta π
π La xiriir xarunteena si aad u hesho la-talin & qiime.
π Ballan qabso maanta!
Dhoola-cadeyn cusub ku bilow maanta! β¨