Haqabtire Online College

Haqabtire Online College Kusoo dhawaada Haqabtire Online College waxaad ka helikarta courses ka la ah nursing, midwifery

Ogeysiis Ogeysiis muhiim dhamaan waxaa la ogeysinaa bahda jecel waxbarashada in HAQABTIRE ONLINE COLLEGE uu bixin dona t...
19/06/2026

Ogeysiis Ogeysiis muhiim dhamaan waxaa la ogeysinaa bahda jecel waxbarashada in HAQABTIRE ONLINE COLLEGE uu bixin dona tababar ciwaankiisu yahay Postpartum Hemorrhage PPH oo ah dhiigbaxa ku imaada hooyada marki ay dhasho kadib waxaana ku barandonaa inta uu inoo socdo seminarkeena
%maxaa la dhahaa dhiig baxa imaada hoyada markay dhasho kadib
%imasa ml ayaa kabaxa hooyada markii ay caadi u dhasho iyo markii ilmaha lagu qalo
%maxaa sababa dhiigbaxaas
%Meeqa nuuc ayuu u qeybsamaa
%Sidoo lo daweyaaa lona manage gareyaa
%Sidee looga hortagaa
%Dawoyinka loo isticmaalo pph




Ogeysiis Muhiim ah dhaman waxa la ogeysinayaa bahda jecel waxbarashda in HAQABTIRE ONLINE COLLEGE wuxuu bixinayaa diplom...
16/05/2026

Ogeysiis Muhiim ah dhaman waxa la ogeysinayaa bahda jecel waxbarashda in HAQABTIRE ONLINE COLLEGE wuxuu bixinayaa diplomoyin free
Diploma in Nursing
Diploma in Nutrition
Diploma in Midwifery
Diploma in first aid
Diploma in Obstetric and gynecology
Waxaana ku Baran dontaan mudo gaaban
Waxaana ku qaadaneysaa Online classes
Ka faideysi wacan






Kla so xariir Wathsupp no #687191578

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haqabtire Online College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share