24/09/2026
Waa tan sababta dumarka Eernada ugu badantahay
🤰 Uurka & dhalmada
⚖️ Miisaanka oo kordha
🏋️ Culays qaadis badan
😮💨 Qufac joogto ah
🚽 Calool-fadhi joogto ah
🩺 Murqaha caloosha oo daciifa
Haddii aad aragto barar ama buro aan caadi ahayn, la tasho dhakhtar.
Contact :61 5516912
Hassan Ali