Dr's Faa 'isa

Dr's Faa 'isa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr's Faa 'isa, Mogadishu.

Taxanaha CaafimaadkaSalpingitis (Salbinjaaytis) - infakshan ku dhaca Tubooyinka1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan s...
17/05/2021

Taxanaha Caafimaadka

Salpingitis (Salbinjaaytis) - infakshan ku dhaca Tubooyinka

1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan saameeya ama ku dhaca tubooyinka makaanka waxaana caabuqaan dadka qaba kasoo daahda ama qalqal gasha caadada, marka ugu dambaysana waxa aad u yaraada fursadaha dhalmada gabadha

2. Salpingitis calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qoyaan ka yimaada xaga hoose gaar ahaan qoyaan midabkiisu badalan yahay, shirif la socda qoyaankaas, dhiiga caadada in gabadhu aad ugu xanuunsato iyo gabadha oo jamaaca dhexdisa ku dareenta xanuun zaaid ah

3. Sidoo kale calaamadaha cudurkaan lagu garto waxaa ka mid ah in dhiig yar yimaado inta u dhaxaysa labada wareeg ee caadada, dhabar xanuun, caloosha oo dhinac ama labada dhinac qofka ka xanuunta, qandho yar, dhabar xanuun joogta ah iyo lalabo marka qaar la arko

4. Xanuunkaan waxaa keena ama sababa noocyo ka mid ah bakteeriyada (bacteria), sidoo kale xanuunkaan wxaaa keeni kara cudurada lagu kala qaado galmada qaybo ka mid ah, haweenka la xanuunsan cudurkaan ayaa aad usoo badanaya marka loo eego sanadihii h**e

5. Waa cudur la daawayn karo aadna u fudud hadii si dhab ah loo baaro, iyada oo laga duulaayo astaamaha cudurkaan sidoo kale xanuunkaan waxaa dhici karta in saamayn uu ku yeesho galmada, timaha qofka oo daata, dhalmada iyo dhicis ama dilan inuu keeno

6. Vitaminada qaar oo qofka jirkiisa ka maqan, barar in gabadhu ka dareento xuddunta hoosteeda, iyo fadhiga oo aad u badan waa waxyaabaha sababta u noqon kara xanuunkaan, sido kale xanuunkani saamayn toos ah iyo mid dadban ayuu ku yeelan karaa ugxaanta

7. Exercise ama jimicsi in uu qofku sameeuo ay waajib tahay, cuntooyin in uu ka fogaado lagula taliyo iyo waxyaabo in uu cuno lagu taliyo ayaa jira marka laga hadlaayo xanuunkaan sidaa darteed la xiriir dhakhtarka kuugu djow hadiu aad isaga shakiso xanuunkaan.

Gaarsii Walaalaha Kale Si Taladaan U Caawiso

Kalaso xiriir number whatsapp +252_ 616595172

Asc Wll matahay qof kacabaneyso xanuunada dumarka kudhaca oo ma uradineysaa xal sida .1. Caada wareerka 2. Ugxan yerida ...
17/05/2021

Asc Wll matahay qof kacabaneyso xanuunada dumarka kudhaca oo ma uradineysaa xal sida .
1. Caada wareerka
2. Ugxan yerida
3.xanuunka ilama galenka
4. Dhalma la'aanta
5. Wadna xanuunka
6.xasaasiyada
7. Ganjirka
8. Baabasirka
9.xanuunada uurka kudhaca
10.neerfaha

HADII AAD UBAHANTAHY DHAMAN CUDURADAAN INAAD ISKA DAWEYSO
NAGALA SOXIRIRI
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Whatsapp
CALL. +252616595172


Mahadsanid

 .  maqaarka waa xaalad   daro ah iyo cun cun ah dadka marka ay cun cunka   waxa oo ku qasbaa in ay xuqaan.waxyaabaha   ...
22/04/2021

.

maqaarka waa xaalad daro ah iyo cun cun ah dadka marka ay cun cunka waxa oo ku qasbaa in ay xuqaan.

waxyaabaha in cun cunka darsado waxaaa ka mid ah in maqaarka noqdo mid .

cun cunka maqaarka waa mid caan ah waxayna ku badan tahay dadka wayeelka.

hadaba hadaad ka cabaneyso waxaan kuu heyna dawada loogu tala galay oo Herbal ah

Ama Madoneysaa in ad kabogsooto ama a kucafimado cafimadka
alle ayaa hayeee dadalkana walama huraan

hada doneysid nagala soxirirπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

0616595172

GAASKA IYO BOOG CALOOLEEDKA    Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha(qeybta daloolka caloosha soo xigta) ee caloosha ....
22/04/2021

GAASKA IYO BOOG CALOOLEEDKA
Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha(qeybta daloolka caloosha soo xigta) ee caloosha .
Laba nuuc ayuu u qeybsamaa gaasku:
β€’ Mid ka yimaada dawa la isticmaalay sida;dawooyinka xanuun baabi’yasha
β€’ Mid ka yimaada jeermis ama ka dhasha khalal difaaca jirka(pernicious anemia)

matahay qof kabanayo hadey jwbtu tahay haa fadlan nagala soo xariirπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

number +252_616595172

  CABANEYSA XANUUNADAAN cafimaadku mar na xishood magalo. Wa_furaha nolasha1.AWOODA TARANKA OO DACIIFTA2.BIYO BAXA DAGDA...
22/04/2021

CABANEYSA XANUUNADAAN
cafimaadku mar na xishood magalo. Wa_furaha nolasha

1.AWOODA TARANKA OO DACIIFTA
2.BIYO BAXA DAGDAGA
3.DHALMADA RAGA IYO DUMARKA

nagala soo xariir WhatsApp
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
+252_616595172

Or call namber +252_616596172

Waa___maxay___Baabasiir❓Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mi...
06/04/2021

Waa___maxay___Baabasiir❓

Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa kalo badan


xanuunkan

Message +252-616595172

FURSAD SHAQO ABUUR AH:....Ma tahay qof shaqo doon ah?....Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?....Ma doonaysaa inad hes...
28/03/2021

FURSAD SHAQO ABUUR AH:
....Ma tahay qof shaqo doon ah?....Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?....Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?....Ma doonaysa inaad waqtigaaga xor u noqoto?....Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:

*Lagaama doonayo shahaado
*Lagaama doonaayo damiin
*Lagaama doonayo wax barasho

*Hadaba hadey jawabtadu tahay haaa
*Fadlan nagalazoxiriir πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

0616595172

  tahay ruux qaba  wadno xanuun (  attack) oo ma ku dhibaa socodka   socotid wadnaha makuxanuna  hadey jawbtadu tahay ha...
27/03/2021

tahay ruux qaba wadno xanuun

( attack) oo ma ku dhibaa socodka

socotid wadnaha makuxanuna

hadey jawbtadu tahay haa wll qali

waxan kuu haynaaa dawo herbal ah

natural ah ama dabiibi ah


( 252616595172

-fllow-sodheh-like-inosaar-share-siidheh

matahy  qof kacabanayo gastiriga ama labjexa waxad utaqaanaba ama gaaska hadey jawabtadu tahay haa si dhaqsi leh nagula ...
27/03/2021

matahy qof kacabanayo gastiriga
ama labjexa waxad utaqaanaba ama gaaska
hadey jawabtadu tahay haa si dhaqsi
leh nagula soxariir wll qali anaga aya ka
cawineyno insha allah

Nagala zoxarir
0616595172

mahad sanidiin

Matahy qof doonayo misaankiisa inuu dhimo?Majeceshahay misaankaaga  Normal inuu noqdo?Wahaddii aad dooneysid buurnaan sa...
25/03/2021

Matahy qof doonayo misaankiisa inuu dhimo?
Majeceshahay misaankaaga Normal inuu noqdo?
Wahaddii aad dooneysid buurnaan sa'idka ama cadiinta caloosha ama baruurta inaad iska jerto ama aad yareysid iyo misaankaga adigoo adeegsanaya daawo dabiici ah aad utayeysan kuna isticmaali doontid mudada ilaa'12 usbuuc.
meelkasto aad joogtid kudalbo waad kuheli doonta.

UHELI KARAA


+252616595172

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr's Faa 'isa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share