Thirty Two Dental Clinic

Thirty Two Dental Clinic 32 🦷 clinic wa xarun caafimad oo aad ka heleyso dhamaan adeegyada caafimad ee la xirira afka iyo ilk

16/05/2026

Dhoola cadeyn caafimad qabta halkee ayey ka bilaabata ?

Ma aragtaa dhiig markaad ilkaha cadayasanayso, Ballan qabso maanta si laguu daweeyo loogana hortago dhibaatooyinka cirri...
16/05/2026

Ma aragtaa dhiig markaad ilkaha cadayasanayso, Ballan qabso maanta si laguu daweeyo loogana hortago dhibaatooyinka cirridka iyo ilkaha, Ha sugin xanuunku inuu sii xumaado, u tag dhaqtar si deg-deg ah.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
14/05/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Daweynta Xasaasiyada Ilkaha, Ha u oggolaan xanuunka ilkaha inuu kaa hor istaago raaxaysiga cuntooyinka aad jeceshahay, n...
13/05/2026

Daweynta Xasaasiyada Ilkaha, Ha u oggolaan xanuunka ilkaha inuu kaa hor istaago raaxaysiga cuntooyinka aad jeceshahay, nagu soo booqo Thirty Two Dental Clinic.

Hadii aad u baahan tahay Gelinta ilkaha macmalka ah si loo soo celiyo shaqada iyo quruxda dhoollacaddeyntaada.
11/05/2026

Hadii aad u baahan tahay Gelinta ilkaha macmalka ah si loo soo celiyo shaqada iyo quruxda dhoollacaddeyntaada.

09/05/2026

3 Talo oo qasab ah inaad sameyo hadii aad dr ilkaha balan la leedahay

Ku daryeel afkaaga iyo ilkahaaga Thirty Two Dental Clinic , si aad u hesho dhoollacaddeyn caafimaad qabta oo qurux badan...
09/05/2026

Ku daryeel afkaaga iyo ilkahaaga Thirty Two Dental Clinic , si aad u hesho dhoollacaddeyn caafimaad qabta oo qurux badan.

06/05/2026

Sadexda bil oo kasta ma badashaa Prushka ilkaha aad ku cadayatid?

🦷 Ma Dareemaysaa Xanuun Ilkaha ah😣Ha u dulqaadan xanuunka! 😔 Thirty Two Dental Clinic waxaan kuugu diyaarinay dareen dil...
06/05/2026

🦷 Ma Dareemaysaa Xanuun Ilkaha ah😣
Ha u dulqaadan xanuunka! 😔 Thirty Two Dental Clinic waxaan kuugu diyaarinay dareen dilista ilkaha oo casri ah.

📍 Nagu soo booqo xarunteena waxaan kaa daaweyn doonna.
✅ Ilko xanuun
✅ Dilaac iyo suus
✅ Nadiifin iyo ilkaha oo la buuxiyo
✅ Ka saarista ilko dhaawacmay

Weli ma la kulantay dhaqaatiirteena khibrada sare u leh daweynta afka iyo ilkaha, nagu soo booqo Thirty Two Dental Clini...
04/05/2026

Weli ma la kulantay dhaqaatiirteena khibrada sare u leh daweynta afka iyo ilkaha, nagu soo booqo Thirty Two Dental Clinic Ku soo dhawoow adeeg caafimaad oo tayo leh iyo daryeel xirfad leh.

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 10:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252614222260

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Thirty Two Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Thirty Two Dental Clinic:

Share