Hudeyfa Academy

Hudeyfa Academy Hudeyfa Academy waa xarun waxbarasho oo gaar loo leeyahay, waxey bixisaa xirfadaha Nuucyadooda kala duwan. Soo dhawaaw.
(3)

27/05/2026

Malnutrition survey- Dufcada 11aad ee Caafimaadka.

Maamulka iyo Macallimiinta Hudeyfa Academywaxay dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeyna...
26/05/2026

Maamulka iyo Macallimiinta Hudeyfa Academy
waxay dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 26 May, ardayda qaybta caafimaadka ee Machadka Hudeyfa waxay sameeyeen sahanka Nafaqo-darr...
26/05/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 26 May, ardayda qaybta caafimaadka ee Machadka Hudeyfa waxay sameeyeen sahanka Nafaqo-darrida (Malnutrition Survey). Sidoo kale, waxay adeegyo caafimaad u fidiyeen bulshada danyarta ah ee ku nool kaamamka, kuwaas oo isugu jiray dawooyin iyo baaritaanno aasaasi ah sida Blood Pressure, Hb, iyo Sonkorta dhiigga.

Hawshan muhiimka ah waxay ardaydu ka fuliyeen Kaamka Jareer Weyn iyo Kaamka Ujuuraan.

Bulshada waxaan dhawaan la wadaagi doonnaa natiijooyinka kasoo baxa survey-gaas, kadib marka la sameeyo falanqeyn iyo taxliilin dhammaystiran, Insha Allah.

🎥 Videos-ka isha ku haya 👀

08/05/2026

Ogeysiis: waxaan ogeysiineynaa bulsho weynta nagu xiran inaan bilownay , Courses oo caafimaad ah oo jimcaha iyo qamiista ah.

04/05/2026

Qaar ka mid ah waxqabadyada machadka ..

Congratulation World Workers Day 1 may 2026.
01/05/2026

Congratulation World Workers Day 1 may 2026.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da May 2026, waxaa si rasmi ah loogu fariistay imtixaanka bilaha ah ee Machadka Hudeyfa ...
01/05/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da May 2026, waxaa si rasmi ah loogu fariistay imtixaanka bilaha ah ee Machadka Hudeyfa Academy, faraciisa Degmada Ceeldheere.

Dhammaan qeybaha kala duwan ee ardayda ayaa si habsami leh uga qeyb galay imtixaankooda, iyadoo jawigu ahaa mid deggan oo nidaamsan.

Waxaan mahadcelin gaar ah u jeedinaynaa maNabadoon Kaadka Hudeyfa Academy, gaar ahaan qeybta Degmada Ceeldheere oo uu hormuud u yahay Dr. Mohamed Deeq (Nabadoon Ka), dadaalka iyo juhdiga ay geliyeen horumarinta waxbarashada iyo dhiirrigelinta ardayda.

Sidoo kale, waxaan dhammaan ardayda u rajeyneynaa natiijo wanaagsan iyo guul.

La soco wararkeena xiga.

Magaabicta xogyaha Ardayda ee Hirdo.
29/04/2026

Magaabicta xogyaha Ardayda ee Hirdo.

Address

St;TB, Hospital Between Guri-el Hotel And TB Hospital
Mogadishu
NONE

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252618967177

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hudeyfa Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hudeyfa Academy:

Share