Somali Health Info

Somali Health Info Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Health Info, Medical and health, Mogadishu.

Somali Health Info (SHI) is an independent digital health education and information platform dedicated to strengthening healthcare knowledge and improving public health awareness across Somalia.

Balcad: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka  Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta xarigga ka jaray qaybta cusub ee daryeelka dhall...
05/08/2026

Balcad:
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta xarigga ka jaray qaybta cusub ee daryeelka dhallaanka ee lagu soo kordhiyay Isbitaalka Magaalada .

05/08/2026

Prof. Fuad Amir Iyo Dr. Haydar podcast muhiim ah

02/08/2026
Dr. Mohammed Ali Kamil โ€“ (Key Notes) # Ku-simaha Wakiilka WHO ee Soomaaliya (WHO Acting Country Representative), isaga o...
02/08/2026

Dr. Mohammed Ali Kamil โ€“ (Key Notes)
# Ku-simaha Wakiilka WHO ee Soomaaliya (WHO Acting Country Representative), isaga oo hoggaamiya howlaha WHO ee Soomaaliya.

# H**e wuxuu u ahaa Ku-xigeenka Wakiilka WHO ee Soomaaliya.

# Wuxuu h**e u ahaa Agaasimaha Ka-hortagga Cudurrada iyo Caafimaadka Dadweynaha ee Jabuuti.

Wuxuu door hoggaamineed ka qaatay ciribtirka cudurka dabaysha (Polio) iyo xoojinta nidaamyada caafimaadka ee Soomaaliya, Yemen iyo Koonfurta Suudaan.

# Waa Dhakhtar Caafimaad (Medical Doctor), isla markaana haysta Ph.D. ee Epidemiology oo uu ka qaatay Machadka Caafimaadka ee Leningrad.

14/06/2026

Somali Medical Association (SMA) invites all healthcare professionals to attend an upcoming Continuous Medical Education (CME).

Title: Medical AI in Somalia: Supporting Faster, Safer, and More Consistent Clinical Decisions

๐Ÿค๐Ÿ”ˆ๐Œ๐ž๐ž๐ญ ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ž๐ง๐š๐ฅ๐ญ๐ข๐ž๐ฌ

Mohamed Hussain Goley
Founder & Product Lead, Medical AI
BSc Chemical Engineering
MSc Management and Finance
Diploma in Financial Accounting

Mohamed Elsayed
Developer & Lead Engineer, Medical AI
BSc Artificial Intelligence and Computer Science

Dr. Adan Kassim Ali
Medical Advisor, Medical AI
Consultant of Infectious Diseases and Acute Medicine
Member of Royal physicians UK.

๐Ÿ“… Date: Manday, June - 15, 2026
๐Ÿ“ Venue: Nova Diagnostics Hall
โฐ Time: 04:00 PM โ€“ 06:00 PM
๐Ÿ’กThanks to Our sole sponsor Nova Diagnostics Hall.

Address

Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Health Info posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Health Info:

Shortcuts

Share