04/09/2026
๐ ๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ ๐ฎ๐ต: ๐๐ฒ๐ฒ๐พ ๐ช๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ & ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ผ ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ, ๐๐ด๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ ๐ฎ๐ต & ๐๐๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ป ๐๐๐ผ๐ผ๐ฑ๐ถ๐ป!
Ma Tahay ama ma taqaanaa arday u baahan garab-istaag dhanka waxbarashada ah? Sonea Organization waxay halkan idinkugu soo gudbinaysaa fursad muhiim ah oo loogu talagalay in lagu taageero ardayda danyarta ah, agoonta ah, iyo kuwa aan awoodin si ay u helaan waxbarasho tayo leh oo mustaqbal ifaya leh insha allaah.
Fadlan la wadaag qoysaska iyo ardayda u baahan, ama buuxi foomka hoose haddii aad adigu tahay ama aad wakiil ka tahay arday u baahan barnaamijkan:
๐ Halkan ka buuxi Foomka Diiwaangelinta:
https://forms.gle/2RDJDEFLs1w5C2vSA
๐ก Fursadaan la wadaag si ay u gaadho qofka dhabta ah ee u baahan!
https://forms.gle/2RDJDEFLs1w5C2vSA
Hordhac (Introduction) Sonea Organization waa hayโad samafal iyo horumarineed oo u taagan taageeridda iyo garab-istaagga ardayda danyarta ah, agoonta ah, iyo kuwa aan awoodin, iyada oo u fududeynaysa helitaanka fursado waxbarasho oo tayo leh, si ay u dhistaan mustaqbal ifaya oo isku-filan. Aragtid...