Safesom Collection Store

Call Contact the business

Safesom Collection Store Soo dhawaaw Macmiil oo nagu soo biir Page ka Follow garey si aad ula socoto Alaabaha aan soo dhigno
New Arrivals ✨️ Mahadsanid.

Waa Collection Store oo aad ka heli karto Alaabo kala duwan.

26/09/2026

Dhamaan Alaabahan Waa kugu diyaar Xarunteena Bakaaro.
⏩Miiska Akhriska Size weyne
⏩Miiska Akhriska Normal
⏩Kuraas Xafiiseed
Nagu soo booqo ama Ka soo dalbo Numbers Ka Shaashada kaaga Muuqda ⤵️
Tell 61 3363613 0615203056

06/09/2026

▶️Miiska Akhriska Size weyne Waasac ah Nashqad Qurxoon
▶️Kursi Xafiis / Wax Akhriska Ku haboon waxaa Ka heleysaa Xarunteena Bakaaro.
Ka soo HORJEED ka Masjid Ka Biyamalow Mall Ka
Tell 61 3363613 ama 0615203055

27/08/2026

Ma dooneysaa inaa Sameyso Exercise ama Jimicsiga Maalin laha Adigoo gurigaaga joogo xili kasta U baahato.
Qalabkan waa Mashiinka Socod ama Orad ka sidoo kale Mashiinka Baaskiil Ka Almiitada
Ka fakir Caafimaad ka jirka iyo Maskaxda.
Waxaa Ka heleysaa Xarunteena waxey Ku taalaa Ka soo HORJEED ka Masjid Ka Biyamalow Dhismaha Biyamalow Center Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613 ama 0615203055

20/08/2026

Miis Shaqo & Miis Waxbarasho – Casri, Adag, Qurux Badan!
Ma u baahan tahay miis ku habboon shaqada, waxbarashada ama isticmaalka guriga? Waxaan kuu haynaa Miis Shaqo iyo Miis Waxbarasho oo leh shelves kaydin ah, naqshad casri ah iyo tayo sare.
✅ Ku habboon xafiiska, guriga iyo ardayda
✅ Shelves ku dhex dhisan oo fududeeya kaydinta buugaagta iyo agabka
✅ Bir adag iyo alwaax tayo leh
✅ Rakibid fudud iyo cimri dheer
Nala soo xiriir:
61 3363613
0615203055
SAFESOM COLLECTION STORE "Alaabo Xul ah & Tayo leh."

09/08/2026

🧘‍♂️ Qalabka yar fudud Jimicsiga Guriga ee Murqaha
🔥 10-ka Jimicsi ee ugu fiican Foam Roller-ka!
Foam Roller-ku wuxuu kaa caawinayaa:
✅ Kala bixinta iyo dabacsanaanta murqaha
✅ Yareynta murqo-xanuunka iyo adkaanta
✅ Soo kabashada kadib jimicsiga
✅ Duugista murqaha iyo nasashada jirka
✅ Ku habboon Gym, Yoga, Orad & Kubadda Cagta
💙 Tayo wanaagsan • Midabbo kala duwan • Isticmaal fudud
🛒 DALBO HADA!
Goobta Biyamalow Howlwadaag Bakaaro
Tell 61 3363613 0615203056
💪 Jirkaaga sii daryeelka uu mudan yahay!

19/07/2026

Sariirta babay ga
Location 📍 Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613 0615203055

10/07/2026

✨ Soo bandhig muuqaal qurux badan iyo tayo sare! ✨
Waa Luxury Watch ⌚
Naqshad casri ah oo soo jiidasho leh, Midab madow iyo dahab oo qurux badan Ku habboon xafiiska, xafladaha iyo isticmaalka maalinlaha ah, Hadiyad qiimo leh oo aad qof gaar ah siin karto. Tayo sare iyo raaxo isku jira
🎁 Waxaa la socota baakad nadiif ah oo diyaar u ah hadiyad.
📞 Dalbo hadda si aad u hesho ama Nagu soo booqo
Meel kasta aad joogto waa kugu soo gaarsiin karnaa Xarunteena Safesom Collection Store waxey Ku taalaa Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613 0615203055
Saacad – Xarrago, Tayo leh.
🇸🇴

02/07/2026

Macmiil waxaa Ku heynaa Kursiga Xafiiska Boss ee Raaxada Leh –
Shaqee Si Caafimaad Leh!
Ma doonaysaa kursi casri ah oo ku siiya raaxo maalinta oo dhan?
Wuxuu lee yahay
✅ Dhabar saar ah oo hawo leh
✅ Madax saar la hagaajin karo
✅ Gacmo nasasho oo raaxo leh
✅ Taayiro si fudud u socda
✅ Ku habboon xafiisyada, shirkadaha iyo isticmaalka guriga
Kursigan Ku Dooro tayo, raaxo iyo muuqaal casri
📞 Nala soo xiriir ama 61 3363613 0615203055
🚚 Gaarsiin degdeg ah |
Tayo la isku halayn karo | ⭐

26/06/2026

Baskiil Ka Jimicsiga Guriga iyo Gym-ka 🚴‍♀️
🔥 Ku gaar yoolkaaga caafimaad adigoo isticmaalaya Spinning Bike tayo sare leh!
✅ Kursi iyo gacan-qabsi la hagaajin karo
✅ Shaashad muujisa waqtiga, masaafada iyo kalooriyada
✅ Dhaqdhaqaaq deggan oo aan buuq lahayn
✅ Ku habboon guryaha, xafiisyada iyo gym-yada
✅ Xoojiya wadnaha, murqaha iyo adkaysiga jirka
💪 Gub dufanka, kordhi tamartaada, kana dhig jirkaaga mid caafimaad qaba adigoon guriga ka bixin.
Xarunta Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613

Address

Biyamalo Howlwadaag Bakaaro
Mogadishu

Telephone

+252611224306

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safesom Collection Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Safesom Collection Store:

Shortcuts

Share