Rajo Clinic & Pharmacy

Rajo Clinic & Pharmacy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rajo Clinic & Pharmacy, Medical and health, Hodan, Wadada Dabka-Bakaaro, Agagaarka Xalwo Boqolsoon, Mogadishu.

๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ, ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ!Ma raadineysay baaritaan caafimaad oo la isku haleyn karo?Ma kaa baxaa qarash badan si aad u ogaato x...
01/07/2026

๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ, ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ!

Ma raadineysay baaritaan caafimaad oo la isku haleyn karo?
Ma kaa baxaa qarash badan si aad u ogaato xanuunkaaga?
Hadaba Xarunta ๐‘๐š๐ฃ๐จ ๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ & ๐๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐œ๐ฒ waxaad ka heli kartaa ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐จ ๐ฅ๐š ๐ก๐ฎ๐›๐จ, ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐จ๐จ๐๐ฎ๐ง๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐ง๐œ๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š.

Noogu imaw xarunteena oo ku taala:
๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ- ๐—•๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ, ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—บ๐˜๐—ฎ๐˜‡ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ซ๐—ฎ๐—น๐˜„๐—ผ ๐—ฏ๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—น๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ป, ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐˜„.

Ma dooneysaa adeeg caafimaad oo tayo leh?Soo gaar xarunteena oo hel adeeg ku qanciya.
30/06/2026

Ma dooneysaa adeeg caafimaad oo tayo leh?
Soo gaar xarunteena oo hel adeeg ku qanciya.

29/06/2026

Ma dareemeysaa qandho, madax xanuun, ama xanuun kale?
Ma u baahantahay in aad la kulanto dhakhtar?
Hadaba Rajo Clinic & Pharmacy waxay idiin kugu tala gashay fursad qaali ah oo ah booqashada dhakhtarka (lambarka dhakhtar ka) oo bilaash ah.

Nagu soo booqo xarunta Rajo Clinic & Pharmacy.

29/06/2026
27/06/2026

Ku soo dhawaada Rajo Clinic and Pharmacy

Address

Hodan, Wadada Dabka-Bakaaro, Agagaarka Xalwo Boqolsoon
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo Clinic & Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share