Dr. Mahad

Dr. Mahad Dhaqtarka caruurta iyo dhalaanka

21/04/2025



๐ƒ๐ซ-๐Œ๐š๐ก๐š๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ oo ah '๐‘ท๐‘ฌ๐‘ซ๐‘ฐ๐‘จ๐‘ป๐‘น๐‘ฐ๐‘ช๐‘ฐ๐‘จ๐‘ต' wareesi uu siiyay tv-ga ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐“๐• ayu oga hadlayaa caruurta yar yar, saameenta shubanka iyo sida looga hortagi karo.

Ka faidesi wanagsan

11/04/2025
Fariin Wacyigelin:Malariyadu waa cudur halis ah oo si gaar ah u saameeya carruurta yar yar. Si aan uga hortagno:1 Seexi ...
01/11/2019

Fariin Wacyigelin:

Malariyadu waa cudur halis ah oo si gaar ah u saameeya carruurta yar yar. Si aan uga hortagno:

1 Seexi carruurta hoosta shabaq kaneeco oo la daweeyey.

2 Ka fogow biyaha fariista ee kaneecadu ku dhalato.

3 Guryaha ku buufi sunta kaneecada dilaysa.

4 Carruurta u g*y rug caafimaad haddii ay yeeshaan qandho, dhidid badan, iyo daal.

Carruurta waa mustaqbalkeenna โ€“ Aan ka ilaalino malariyada!

Haddii aad rabto in aan ka dhigo mid muuqaal ahaan ama cod leh, ii sheeg.

MUQDISHO  ALLoW noodaaaa    Caasimada NABAD badan nooga dhigSOMALIA
14/07/2019

MUQDISHO ALLoW noodaaaa

Caasimada NABAD badan nooga dhig

SOMALIA

Siyaasada SOMALIA ee imika ๐Ÿ˜ cajiib
21/12/2018

Siyaasada SOMALIA ee imika ๐Ÿ˜ cajiib

Number ka Caruurta La ildaran Nafaqo darada oo sii korodhay.Wacyigalin ku saabsan Nafaqo darada ayaa dhawaan qaban doona...
16/11/2018

Number ka Caruurta La ildaran Nafaqo darada oo sii korodhay.

Wacyigalin ku saabsan Nafaqo darada ayaa dhawaan qaban doonaa i.a

Plz waa ilmo yar Mxey kaa dhibysaa inad halmar u ducysit๐Ÿ˜ญPlz like page
08/01/2018

Plz waa ilmo yar
Mxey kaa dhibysaa inad halmar u ducysit๐Ÿ˜ญ

Plz like page

Dadka intooda bdn ma oga qiimaha uu aabe mcn leyahay & farxadisa           Fadlan soo qor mgca aabahaa mcnLike pageLike ...
28/12/2017

Dadka intooda bdn ma oga qiimaha uu aabe mcn leyahay & farxadisa
Fadlan soo qor mgca aabahaa mcn
Like page
Like page
Like pagr

Address

Maka Al Mukarama Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Mahad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share