Zamzam Hospital

Zamzam Hospital Zamzam Hospital located Ceelasha biyaha

opening 24/7

04/01/2025

Kusoo dhawaada qeybteena qaliimada iyo daaweynta ee isbitaalka zamzam

30/12/2024

Qalmiilada maalinlaha ah ee ay fuliyaan dhaqaatirtayada isbitaalka zamzam

Qeyb kamida adeegyada aad ka heleyso isbitaalka zamzam ceelasha biyaha
30/12/2024

Qeyb kamida adeegyada aad ka heleyso isbitaalka zamzam ceelasha biyaha

Juma wanagsan ☺️
27/12/2024

Juma wanagsan ☺️

25/12/2024

Kusoo dhawaada zamzam hospital

Ku hubso caafimadkaga Goobta ku haboon
22/12/2024

Ku hubso caafimadkaga Goobta ku haboon

Juma wanagsan dhamaan dadweynaha ku xiran isbitaalka zamzam
20/12/2024

Juma wanagsan dhamaan dadweynaha ku xiran isbitaalka zamzam

11/12/2024

Ma doonaysaa caafimaadka ugu sarreeya ee ilkahaaga?
Isbitaalka Zamzam wuxuu kuu hayaa adeegyo heer sare ah oo loogu talagalay in lagu daryeelo caafimaadka ilkahaaga iyo dhoola-caddayntaada quruxda badan.

Adeegyadayada Qeybta Ilkaha waxaa ka mid ah:
Nadiifinta iyo dayactirka ilkaha: Si looga hortago infekshannada iyo kaarida ilkaha.
Daaweynta ilko xanuunka iyo kaarida: Si loo soo celiyo caafimaadka ilkahaaga.
Xirista ilko daloolka: Si loo adkeeyo iliggaaga oo lagu siiyo bilic wanaagsan.
Dhismaha iyo beddelidda ilkaha lumay (Crown iyo Bridge): Si aad u hesho dhoola-caddayn buuxda.
Daaweynta ciridka (Gum treatment): Si loo daryeelo caafimaadka ciridkaaga.
Ilkaha caafimaad qaba waa bilicdaada iyo caafimaadkaaga guud. Ha sugin ilaa ay xaaladdu noqoto mid degdeg ah! Booqo qeybta Ilkaha ee Isbitaalka Zamzam maanta oo hel daryeel caafimaad oo tayo sare leh.

Isbitaalka zamzam waxaa diyaar kuugu ah Talaalka caruurta iyo dhamaan talaalada caafimad
11/12/2024

Isbitaalka zamzam waxaa diyaar kuugu ah Talaalka caruurta iyo dhamaan talaalada caafimad

Ka taxadar Caafimadka wadnahaga
09/12/2024

Ka taxadar Caafimadka wadnahaga

Hadii aad la dhibtooneyso Beer subaga nagu soo booqo isbitaalka zamzam
09/12/2024

Hadii aad la dhibtooneyso Beer subaga nagu soo booqo isbitaalka zamzam

Waxaan diyaar idinkula nahay daaweynta indho qaleelka haddaba nagu soo booqo isbitaalka zamzam
24/11/2024

Waxaan diyaar idinkula nahay daaweynta indho qaleelka
haddaba nagu soo booqo isbitaalka zamzam

Address

Somalia/ceelasha Biyaha
Mogadishu
22

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zamzam Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share