IScan

IScan iScan offers advanced diagnostic services, including CT scans and X-rays, ensuring top-quality care with reliable equipment. Book your appointment today.

07/01/2026

πŸ“’ Ogeysiis Muhiim ah: Olole Caafimaad oo Bilaash ah!
Ma ku nooshahay Muqdisho ama nawaaxigeeda? Ma doonaysaa inaad hesho adeeg caafimaad oo tayo leh adigoon bixin lacagta lambarka (consultation)?

Isbitaalka Hodan Hospital Clinic iyo iScan waxay si wadajir ah idiinku soo kordhiyeen olole caafimaad oo gaar ah bishaan January. Waxaan bulshada u fududaynay in lambarka dhakhtarka laga dhigo BILAASH!

βœ… Adeegyada Lambarkoodu Bilaashka yahay:
πŸ‘¨β€βš•οΈ Dhakhtarka Cudurada Guud

🦴 Dhakhtarka Lafaha

🦷 Dhakhtarka Ilkaha

πŸ‘©β€βš•οΈ Dhakhtarka Haweenka

🎁 Hadiyad Gaar ah:
Waxa kale oo aad helaysaa Ultrasound (Uur ku jirta) oo bilaash ah marka ugu horraysa ee aad la kulmaysid dhakhtaradda haweenka.

πŸ“ Halkee noogu imaan kartaa?
Waxaan ku yaallaa: Taleex, Waddada Makka Al-Mukarama, Muqdisho.

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
Call Center: 4441

WhatsApp/Mobile: 611 125 097

Hayska lumin fursadan caafimaad ee bishaan January! ah

Address

Ku Dhegan Hayat Market, Taleeh
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IScan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share