Rijaal Hospital

Rijaal Hospital Daaweynta cudurada ragga, dhalmo la’aanta iyo kuwa ku faafa galmada

14/06/2026

In ka badan 10sano oo uu la dhibanaa xanuunka galaha oo sababay awlaad la'aan iyo quus uu ka qaaday tiro badan oo isbitaalo uu tagay ay u sheegen in aan dalka waxba looga qaban karin ayaa Rijaal Hospital iyo Dr. Salman Hashi uga mahad celiyay qaliinkii iyo daaweyntii ay u sameeyeen.

𝐖𝐨𝐫π₯𝐝 𝐁π₯𝐨𝐨𝐝 𝐃𝐨𝐧𝐨𝐫 πƒπšπ²  Maalinta Dhiig bixiyaha Caalamiga ah, Rijaal Hospital wuxuu ku dhiirrigelinayaa hiilka bini'aadan...
14/06/2026

𝐖𝐨𝐫π₯𝐝 𝐁π₯𝐨𝐨𝐝 𝐃𝐨𝐧𝐨𝐫 πƒπšπ²
Maalinta Dhiig bixiyaha Caalamiga ah, Rijaal Hospital wuxuu ku dhiirrigelinayaa hiilka bini'aadantinimo ee lagula tacaalo xaaladaha adag ee qalliimada caafimaadka ragga iyo taranka. Noqo horseed badbaadiya nolosha walaalkaa!
#

Ka taxadir sababaha saameyn kara tayada shahwadaada! ⚠️Waa muhiim caafimaadkaaga guud iyo midka taranka. Ka dhowr caafim...
11/06/2026

Ka taxadir sababaha saameyn kara tayada shahwadaada! ⚠️

Waa muhiim caafimaadkaaga guud iyo midka taranka. Ka dhowr caafimaadkaaga Arimhaan , haddii aad isbeddel isku aragtana la tasho khubarada Rijaal Hospital si aad u hesho daryeel Caafimad.

πŸ“ž Telefoonka: +252 61 2153175
πŸ“ Location: Mogadishu, Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan

10/06/2026

Ka maaran daweynta joogtada ah ee tabardarida gogosha!
Rijaal Hospital waxaad ka helaysaa 3 hab oo casri ah oo lagu daaweeyo tabardarida gogosha iyo xididada xubinta.
Lakulan Dr. Salman Hashi (Dhaqtarka Ragga)
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
Telefoonka: +252 61 2153175
Location: Mogadishu, Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan

We stand with Omar Artan
09/06/2026

We stand with Omar Artan

08/06/2026

Runta lagaa qariyo ee ku saabsan Qaadashada Testosterone-ka!

Maxaa khatar ah oo ka dhalan kara? Muxuu yahay xalka dabiiciga ee uu dhakhtarku kugula talinayo?
Dhameyso muuqaalkan oo fahan xogaha cilmiyaysan ee ku saabsan Testosterone!

si aad ula kulanto Dr. Salman, Nagu soo booq xarunta Rijaal

πŸ“ž Telefoonka: +252 61 2153175
πŸ“ Location: Mogadishu, Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan

Dib u hel kalsoonidaada iyo firfirconidii dabiiciga ahayd ee xubintaadaKa gudub welwelka iyo niyad jabka joogtada ah. Pe...
06/06/2026

Dib u hel kalsoonidaada iyo firfirconidii dabiiciga ahayd ee xubintaada
Ka gudub welwelka iyo niyad jabka joogtada ah. Pe**le PRP waa mid ka mid ah daawaynta ugu casrisan ee lagu daaweeyo xubinta jilacday.waxaadna ka haleysaan adeegan Rijaal Hospital.

Wixii faahfaahin dheeri ah:
πŸ“ž La xiriir khubarada: +252 61 2153175
πŸ“ Halka aan joogno: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan, Mogadishu.

04/06/2026

Mid ka mid ah bukaannada soo booqday Rijaal Hospital, oo muddo la dhibana xanuunka biya baxa degdegga ah, ayaa bogsaday ka dib markii uu helay daryeel caafimaad iyo daawooyin ku habboon.

xaaladiisa caafimaad iyo isbeddelka uu dareemayo waxay marag u yihii tayada, iyo daawaynta waxtarka leh ee uu bixiyo isbitaalka.

Haddii aad isku aragto xanuunkaan, ha dib dhigan, caafimaadkaagu waa muhiimadiina koowaad, waxaanan kuugu adeegaynaa asturnaan buuxda. βœ…

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
Taleefanka: +252 61 2153175
Goobta: Mogadishu, (Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan)

sbitaalka Rijaal waa garabka caafimaad iyo farxadda qoys walba. Waxaana halkan ugu jira hawlwadeennada isbitaalka rumayn...
02/06/2026

sbitaalka Rijaal waa garabka caafimaad iyo farxadda qoys walba. Waxaana halkan ugu jira hawlwadeennada isbitaalka rumaynta riyadaada ku aaddan waalidnimo iyo farxada qoyska.

πŸ“ Goobta Kasoo Horjeedka Xarunta Degmada Hodan
πŸ“ž Nagala soo xiriir: 252 61 2153175 / 252 61 2153175

WARGELIN MUHIIM AHWaxaan dhammaan Bulshada Soomaaliyeed ku wargelinaynaa in uu shaqadii dib ugu soo laabtay Dr. Salman H...
31/05/2026

WARGELIN MUHIIM AH

Waxaan dhammaan Bulshada Soomaaliyeed ku wargelinaynaa in uu shaqadii dib ugu soo laabtay Dr. Salman Hashi

Dhakhtarku wuxuu MAANTA ku sugan yahay xarunta Rijaal Hospital, wuxuuna wadaa hawlihiisa shaqo ee isugu jira qaabilaadda iyo latalinta bukaanada.

Rijaal Hospital – Rajada iyo Ragga.
πŸ“ Location: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan.
πŸ“ž Wixii faahfaahin ama ballan qabsi ah, nagala soo xiriir: +252 61 2153175

Address

Taleh, Hodan
Mogadishu
SO

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rijaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share