Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia

Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia All the vison care you need under one roof.

🌙🐑 Ciidul Adxaa Mubaarak!Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed, Xarunta Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia  waxay dham...
27/05/2026

🌙🐑 Ciidul Adxaa Mubaarak!

Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed, Xarunta Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia waxay dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada Soomaaliyeed u rajaynaysaa Ciid wanaagsan.

Allaha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana nagu daro adoomada loo danbi dhaafo maalinka carafo.



  indhaha karootada waxaa ku badan madada   oo muhiim u ah indhaheena.vitamin A waxuu qayb wayn ka qaata Aragga wanagsan...
20/04/2026

indhaha
karootada waxaa ku badan madada oo muhiim u ah indhaheena.
vitamin A waxuu qayb wayn ka qaata Aragga wanagsan ee habeenki sidoo kalana wuxuu ilaaliya shabakada dambe ee araga.

🌙✨ Ciid Mubaarak ✨🌙Shacabka somaliyeed iyo macamishena waxan u hambalyeneyna munaasabada ciidul fitriga.Allha inaga aqba...
20/03/2026

🌙✨ Ciid Mubaarak ✨🌙

Shacabka somaliyeed iyo macamishena waxan u hambalyeneyna munaasabada ciidul fitriga.
Allha inaga aqbalo soonka iyo acmasha wanaagsan aan so sameneynay. Ameen yaa rabi 🤲

19/03/2026

dhaman umada islamka iyo bulshada somaliyed.
munasabada & farxada ciida aawadeed ayan qiima dhimis ugu sameney macamiisheena ookiyalaha iyo inaa la kulanka dhakhtarka bilaash ugu dhignay.

  12-03-2026Manta o ay tahay malin lo asteeyay malimta biyaha indhaha ku furan aya waxa muhiim ah in qof kasta oo 40 san...
12/03/2026

12-03-2026

Manta o ay tahay malin lo asteeyay malimta biyaha indhaha ku furan aya waxa muhiim ah in qof kasta oo 40 sano ka wayn inu iska csbiro biyaha indhaha iyo dadka kalaba.
Hadaba wa muhiim ina bad qabka indhaha la socoto.

Indhaheena intay hurdan bay ilin nafaqo & dufan leh soo saaran.Hurdada wa ino muhiim si ay indhaheena u noqdan indha caf...
26/01/2026

Indhaheena intay hurdan bay ilin nafaqo & dufan leh soo saaran.
Hurdada wa ino muhiim si ay indhaheena u noqdan indha cafimaad qaba.

Watch, follow, and discover more trending content.

Drshiine: faaiidada uu libiqsiga indhaha ino leeyahay.Mar waliba ku dadaal ina hesho hurdo kugu fila si ilin kugu filan ...
26/01/2026

Drshiine: faaiidada uu libiqsiga indhaha ino leeyahay.
Mar waliba ku dadaal ina hesho hurdo kugu fila si ilin kugu filan indhaha u samaystan.

Check out Alihsan- Drshiine’s video.

Mar waliba waxa muhim hadii aad computer ku shaqayso ama social media aad isticmasho ina xidhato okiyalaha solar ama ift...
04/01/2026

Mar waliba waxa muhim hadii aad computer ku shaqayso ama social media aad isticmasho ina xidhato okiyalaha solar ama iftiinka celiyo.

Check out Alihsan- Drshiine’s post.

Inaguso booqo xarunta Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia si aan u daboolno baahidada  qaybaha   iyo    (cunaha sa...
09/12/2025

Inaguso booqo xarunta Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia si aan u daboolno baahidada qaybaha iyo (cunaha sanka & dhagaha)

Check out Alihsan- Drshiine’s post.

Wargelin Dr. Shiine oo ku takhasusay qaliimada & dawenta cudurada indhaha waxa uu shaqada dib ugu bilaabayaa xarunta way...
02/11/2025

Wargelin
Dr. Shiine oo ku takhasusay qaliimada & dawenta cudurada indhaha waxa uu shaqada dib ugu bilaabayaa xarunta wayn Al-Ihsan Specialist Hospital 02/11/2025.

Isdiwaan galintu waxay ka socotaa xarunta Kpp Degmada Hodan fadlan h**e u gaadh.

Address

Via Liberia, Waberi
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share