Tigaad Poly clinic

Tigaad Poly clinic Waxaan kuu shaqeyn doonaa in Kabadan filashadaada iyo farxadaada Mudnaanteenu waa caafimaad qabka Bulshadern.

Jumca wanaagsan Abdulkadir Moallim Noor Dr.Baay
22/05/2026

Jumca wanaagsan
Abdulkadir Moallim Noor Dr.Baay

22/05/2026
22/05/2026

Dawooyinka xanuun baabi'yaasha sida joogtada ah loo qaato waxa ay wax yeeleeyaan kilyaha iyo beerka waxaan dalka kusoo badanaya dhalinyarada aadka u isticmaala iyadoo waliba laga maarmi karayo fadlan muwaadin kilyaahada iyo beerkaada caafiimad qabkooda ilaali xanuun haduu ku qabto dawada lagama maarmaan ay noqoto isticmaal waxii ka badan talo dhatar ku qaado

22/05/2026

Allaha ku siiyey shalay waxa aad ka Codsatay, Asiga ayaa maanta ku siinaayo Waxa aad maanta u Baahan tahay, kaliya Asiga Talo-saaro kadibna u dhaqaaq Arinta aad dooneysid

الاستغفار_كنز_نحن_عنه_غافلون.

22/05/2026


22/05/2026

Subax wanaagsan 🌸
Maalinteenna Alle hanoogu wanaajiyo camal wanaagsan, farxad iyo kheyr
صباح الخير 🌸
نسأل الله أن يجعل يومنا مليئًا بالأعمال الصالحة، والسعادة، والخير.

11/05/2026

Saameyn maku yeelankaraa?
Qanjirka thytiodka bukashadiisa Taranka rag iyo dumarba

28/04/2026

Waaberi Hospital 📞

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tigaad Poly clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share