German Hospital

German Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from German Hospital, Medical and health, Somali, Mogadishu.

KA HOR & KA DIB QALLIINKA GYNECOMASTIAHoos ka fiiri farqiga u dhexeeya ka hor iyo ka dib qalliinka Gynecomastia.Natiijo ...
28/08/2026

KA HOR & KA DIB QALLIINKA GYNECOMASTIA

Hoos ka fiiri farqiga u dhexeeya ka hor iyo ka dib qalliinka Gynecomastia.

Natiijo muuqata iyo laab si wanaagsan u qaabaysan.
nagala soo xiriir 61 7983335

10/08/2026

🩺 Kaliya baaritaan sax ah ayaa kugu filan inaad hesho daaweynta kuugu habboon ee baabasiirka.

Haddii aad la kulmeyso:
πŸ”Ή Dhiig-bax markaad saxaroonayso
πŸ”Ή Xanuun ama cuncun dabada ah
πŸ”Ή Barar ka soo baxo dabada
πŸ”Ή Dhibaato ama raaxo-darro markaad saxaroonayso
61 7983335

πŸ“’ Birri waa Khamiis!πŸŽ‰ Ka faa'iideyso fursaddan, soo ogow xaaladdaada caafimaad.πŸ“ German HospitalCaafimaadkaagu waa mudna...
05/08/2026

πŸ“’ Birri waa Khamiis!
πŸŽ‰ Ka faa'iideyso fursaddan, soo ogow xaaladdaada caafimaad.
πŸ“ German Hospital
Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna.
61 7983335 See less

🩺 BERRI OO ISNIIN AH!Ma qabtaa xanuun, barar ama cabasho la xiriirta xiniinyaha?🎁 German Hospital wuxuu kuu diyaariyey u...
02/08/2026

🩺 BERRI OO ISNIIN AH!

Ma qabtaa xanuun, barar ama cabasho la xiriirta xiniinyaha?

🎁 German Hospital wuxuu kuu diyaariyey ultrasound-ka xiniinyaha oo lacag la'aan ah maalinta Isniinta.

πŸ“ž Ha sugin safkaβ€”hadda sii qabso lambarka dhakhtarka ragga si aad u hesho ballantaada.

πŸ“ German Hospital, Taleex – Hodan, Muqdisho
☎️ +252 617983335

πŸ“’ Birri waa Khamiis!πŸŽ‰ Ka faa'iideyso fursaddan, soo ogow xaaladdaada caafimaad.πŸ“ German HospitalCaafimaadkaagu waa mudna...
29/07/2026

πŸ“’ Birri waa Khamiis!

πŸŽ‰ Ka faa'iideyso fursaddan, soo ogow xaaladdaada caafimaad.

πŸ“ German Hospital
Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna.
61 7983335

27/07/2026

🌸 HOOYO QAALI AH, CAAFIMAADKAAGA IYO KAN ILMAHAAGU WAA MUHIIM! 🀱

Si loo yareeyo dhibaatooyinka ay hooyooyinka kala kulmaan umulisooyinka aan haysan adeeg caafimaad oo dhammaystiran, isla markaana loo xaqiijiyo badbaadada hooyada iyo dhallaanka, **German Hospital** wuxuu kuu diyaariyey **barnaamij daryeel oo BILAASH AH** oo loogu talagalay hooyooyinka uurka leh.

🎁 Adeegyada Bilaashka ah waxaa ka mid ah:

βœ… La socodka uurka laga bilaabo bilowga ilaa dhalmada.
βœ… Ultrasound-ka uurka.
βœ… La-tashiga iyo kormeerka Dhakhaatiirta Haweenka iyo Umulisada.
βœ… Daryeelka foosha (Labour Care).
βœ… **Dhalmo ammaan ah oo BILAASH AH.**

Intaas kuma eka...

πŸ‘Ά Haddii ilmuhu u baahdo daryeel gaar ah marka uu dhasho, **German Hospital** wuxuu leeyahay **Qaybta NICU (Neonatal Intensive Care Unit)** oo ku qalabaysan:

🍼 Dhalooyinka ilmaha lagu koriyo (Incubators).
πŸ’¨ Mashiinnada neefsiiya dhallaanka (CPAP).
🫁 Mechanical Ventilators.
πŸ‘¨β€βš•οΈ Dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal khibrad u leh daryeelka dhallaanka.

πŸ’™ **Ha halis gelin noloshaada iyo tan ilmahaaga.** Dooro isbitaal leh adeeg dhammaystiran oo ku daryeelaya laga bilaabo uurka ilaa dhalmada iyo daryeelka dhallaanka.

πŸ“ **German Hospital** – Taleex, Degmada Hodan, Muqdisho
πŸ“ž **Wac:** 61 7983335

Xubinka ragga wuxuu ku adkaadaa inuu helo qulqul dhiig oo ku filan xilliga galmada?Hadii xubikaaga uu jilcanyahay xiliga...
23/07/2026

Xubinka ragga wuxuu ku adkaadaa inuu helo qulqul dhiig oo ku filan xilliga galmada?

Hadii xubikaaga uu jilcanyahay xiliga galmada waa calaamad muujineeyso in uusan heeysanin dhiig ku filan

πŸ‘¨β€βš•οΈ German Hospital waxaad ka heli kartaa:
βœ… Baaritaan caafimaad oo dhammaystiran.
βœ… Ogaanshaha sababta dhabta ah.
βœ… Daaweyn casri ah oo waxtar leh.
βœ… Asturnaan buuxda iyo daryeel xirfadeed.

Xalka saxda ahi wuxuu ka bilaabmaa baaritaan sax ah.

πŸ“ German Hospital – Taleex, Hodan, Muqdisho
πŸ“ž +252 617983335

🩺 Biyo-baxa Degdegga ah Ma Leeyahay Xal?Biyo-baxa degdegga ah waa dhibaato rag badan ku dhacda, waana xaalad la daweyn k...
22/07/2026

🩺 Biyo-baxa Degdegga ah Ma Leeyahay Xal?

Biyo-baxa degdegga ah waa dhibaato rag badan ku dhacda, waana xaalad la daweyn karo. Ha ka xishoon inaad raadsato talo caafimaad.

Haddii aad la kulanto:
βœ… Biyo-bax ku dhaca wax ka yar 3 daqiiqo.
βœ… In aadan awoodin inaad dib u dhigto biyo-baxa.
βœ… In dhibaatadu saameyso nolosha guurka ama kalsoonidaada.

πŸ‘¨β€βš•οΈ German Hospital waxaad ka heli kartaa:
βœ”οΈ Qiimeyn iyo baaritaan dhameystiran.
βœ”οΈ Daaweyn casri ah oo ku habboon sababta dhibaatada.
βœ”οΈ Talooyin caafimaad oo sir ah iyo daryeel xirfadeed.

πŸ”’ Dhammaan adeegyada waxaa lagu bixiyaa si buuxda oo asturnaan leh.

πŸ“ German Hospital
πŸ“ Taleex, Hodan – Muqdisho, Soomaaliya
πŸ“ž 61 7983335

🌸 LAMBARKA IYO ULTRASOUND-KA HAWEENKA WAA LACAG LA’AAN! 🌸Ma u baahan tahay baaritaan caafimaad oo lagu hubinayo xaaladda...
17/07/2026

🌸 LAMBARKA IYO ULTRASOUND-KA HAWEENKA WAA LACAG LA’AAN! 🌸

Ma u baahan tahay baaritaan caafimaad oo lagu hubinayo xaaladdaada caafimaad ama uurkaaga?

πŸ₯ German Hospital waxay kuu hayaan fursad gaar ah:

βœ… Lambarka dhakhtarka haweenka oo bilaash ah
βœ… Ultrasound-ka haweenka oo bilaash ah
βœ… Dhakhaatiir khibrad leh
βœ… Adeeg tayo sare leh iyo qalab casri ah
βœ… Daryeel ammaan ah oo qarsoodi ah

πŸ‘©β€βš•οΈ Ka faa’iideyso fursaddan si aad ula socoto caafimaadkaaga iyo kan ilmahaaga.

πŸ“ Taleex, Hodan – Muqdisho, Soomaaliya
πŸ“ž +252 617983335

Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna koowaad. La xiriir German Hospital maanta oo ka faa’iideyso adeeggan bilaashka ah. πŸ’™

πŸŽ‰ **NATIIJADA TARTANKA SAADAASHA** πŸŽ‰Waxaan si farxad leh ugu dhawaaqeynaa guuleystaha tartankii saadaasha kulankii **Eng...
16/07/2026

πŸŽ‰ **NATIIJADA TARTANKA SAADAASHA** πŸŽ‰

Waxaan si farxad leh ugu dhawaaqeynaa guuleystaha tartankii saadaasha kulankii **England πŸ‡¬πŸ‡§ vs Argentina πŸ‡¦πŸ‡·**.

πŸ† **Guuleystaha waa: Xasan Muqtaar Maxamuud** 🎊

Hambalyo Xasan! Waxaad ku guuleysatay **$10 Cash**. Fadlan nagala soo xiriir fariin (Inbox) si laguu guddoonsiiyo abaalmarintaada.

πŸ™ Mahadsanidiin dhammaan ka qaybgalayaashii tartanka. La socda bogga si aad uga qaybqaadataan tartamada iyo fursadaha kale ee soo socda.

**Hambalyo mar kale Xasan Muqtaar Maxamuud!** πŸŽ‰πŸ₯³

Address

Somali
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when German Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share