01/06/2026
Tani waa qaybtii 2-aad waana bukaankeenii oo
dhaawac kasoo gaaray gacanta ayaa sababy inay gabi ahaanba gacantiisa dhaqaaqa joojiso waa mid ka mid ah bukaanadeena aan ku dabiibno
📍 Degmada Wadajir, Laamiga Z
📞 +252610802324 | +252613977476
💪 Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan