Mogadishu Health Cluster

Mogadishu Health Cluster Hooyga Caafimaadka Muqdishu

Dr. Mutawakkil Maxamed Aadan ayaa dalka dib ugu soo laabtay Waxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa dhammaan bulshada Soo...
30/08/2026

Dr. Mutawakkil Maxamed Aadan ayaa dalka dib ugu soo laabtay

Waxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo bukaannadii ku xirnaa Dr. Mutawakkil inuu dib ugu soo laabtay dalka, isla markaana uu si buuxda uga bilaabay Mogadishu Health Cluster (MHC) shaqadiisii caafimaad.

Dr. Mutawakkil waa Consultant Urologist & Andrologist, wuxuuna bulshada u adeegayaa dhinacyada baaritaanka, daaweynta iyo qalliinnada la xiriira:

Kelyaha
Kaadi-mareenka
Caafimaadka taranka ragga

πŸ“ Mogadishu Health Cluster – Taleex, Hodan District, Muqdisho
πŸ“ž Call Center: 2250
πŸ“± +252 614 646999 | +252 770 807777

Booqo MHC oo hel adeeg caafimaad oo takhasus leh.

leh

Sawirrada Ololaha Caafimaadka Bilaashka ah ee Baydhabo  Mogadishu Health Cluster (MHC) ayaa magaalada Baydhabo ka wada O...
29/08/2026

Sawirrada Ololaha Caafimaadka Bilaashka ah ee Baydhabo

Mogadishu Health Cluster (MHC) ayaa magaalada Baydhabo ka wada Ololaha Caafimaadka Bilaashka ah, kaas oo bulshada loogu fidinayo adeegyo caafimaad, baaritaanno iyo talooyin caafimaad oo muhiim ah.

29/08/2026

Luul Shariif – Bukaankii Ka Faa’iidaystay Ololaha Caafimaadka Bilaashka ah

Luul Shariif waa mid ka mid ah bukaannada ka faa’iidaystay Ololaha Caafimaadka Bilaashka ah ee bulshada loogu fidinayo magaalada Baydhabo.

Ololahan wuxuu bulshada u horseeday fursad ay ku helaan adeegyo caafimaad oo bilaash ah, talooyin caafimaad iyo daryeel ay u baahan yihiin.

29/08/2026

Batuulo Mustaf Nuur waa mid ka mid ah bukaannada ka faa’iidaystay Ololaha Caafimaadka Bilaashka ah ee ay Mogadishu Health Cluster (MHC) ka bilaawday magaalada Baydhabo.

Ololahan wuxuu bulshada u horseeday fursad ay ku helaan adeegyo caafimaad oo bilaash ah, talooyin caafimaad iyo daryeel ay u baahan yihiin.

29/08/2026

Binti Colaad Xuseen ayaa si diiran uga faa'iideysatay adeegyada caafimaad ee tayo leh ee ay si wadajir ah u bixinayeen Mogadishu Health Cluster (MHC) iyo Isbitaalka Gobolka Bay.

Waxay si gaar ah uga hadashay sida ay bulshadu uga faa'iideysatay ololehean caafimaad ee muhiimka ah, iyadoo u rajeysay dhakhaatiirta guul iyo in ay sii wadaan adeegga ay u hayaan bulshada.

Baydhabo – Baay Regional Hospital
Adeeg caafimaad oo bilaash ah, naxariis iyo daryeel bulshada loo fidinayo.

Jimco wanaagsan dhammaan Muslimiinta.Alle ha inoo barakeeyo Jimcahan, hana ka dhigo mid kheyr, nabad iyo barako leh.    ...
28/08/2026

Jimco wanaagsan dhammaan Muslimiinta.
Alle ha inoo barakeeyo Jimcahan, hana ka dhigo mid kheyr, nabad iyo barako leh.

27/08/2026

π–π€π’πˆπˆπ‘π” πƒπŽπ–π‹π€π‡π€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π‚π€π€π…πˆπŒπ€π€πƒπŠπ€ πƒπŠπ†π’ 𝐎𝐎 πƒπ€π€π‡π…π”π‘π€π˜ πŽπ‹πŽπ‹π€π‡π€ π€πƒπ„π„π†π˜π€πƒπ€ π‚π€π€π…πˆπŒπ€π€πƒ 𝐄𝐄 ππ€π˜πƒπ‡π€ππŽ

Maalintii 2aad ee Ololaha Caafimaad ee MHC Shaqada ololaha caafimaad ee ay dhakhaatiirta Mogadishu Health Cluster (MHC) ...
26/08/2026

Maalintii 2aad ee Ololaha Caafimaad ee MHC

Shaqada ololaha caafimaad ee ay dhakhaatiirta Mogadishu Health Cluster (MHC) ka wadaan magaalada Baydhabo ayaa si wanaagsan u socota maalintii labaad.
Dhakhaatiirta MHC waxay bulshada Baay iyo Bakool u fidinayaan adeegyo caafimaad oo bilaash ah, oo ay ka mid yihiin qalliimo iyo daawayn, si loo gaarsiiyo dadka adeeg caafimaad oo tayo leh, iyada oo aan wax kharash ah laga qaadin.
Caafimaadku waa xaq uu qof walba leeyahay.
MHC waxay sii wadaysaa dadaalkeeda ku aaddan in adeeg caafimaad oo tayo leh loo dhoweeyo bulshada.

πŸ“ Baydhabo – Baay Regional Hospital

Adeeg caafimaad oo bilaash ah, naxariis iyo daryeel bulshada loo fidinayo.

26/08/2026

URSAD CAAFIMAAD OO HEER SARE AH OO LOO HAYO BULSHADA REER BAYDHABO

OLOLE CAAFIMAAD OO BILAASH AH OO KA BILAABMAY BAYDHABO
25/08/2026

OLOLE CAAFIMAAD OO BILAASH AH OO KA BILAABMAY BAYDHABO

Address

KM4 Taleex
Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Health Cluster posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share