Dr Liban Siyad

Dr Liban Siyad Doctor

29/08/2026

5 Qodob oo keeni karta in laga jaro lugaha Qofka qaba sonkorta Aan la xagameynin.
Comment inowgu reeb aragtidaada si aan uga shidaal qaadano.
La wadaag asxaabtaada muuqaalkaan si ey wax uun uga ogaadaan waxyaabaha keena in lugaha Laga jaro Qofka sonkorta qaba.

29/08/2026

5 Qodob oo keeni kara in lugta Laga jaro Qofka qaba sonkorta Aan la xagameynin!

27/08/2026

hooy kasta oo uur leh dhiiga yaraanru waa u halis sababtoo ah waxey dili karta ilmaha calooosha ku Jira,waxey Halis gelin kartaa nolosha hooyada oo dhiiga yaridu waxey weyneysaa muruqa wadnaha iaa wadnuhu howl gab noqdo ama ku dhowaado,sidoo kle kiliyaha ayey dhiiga yaraantu halis ku tahy oo gaabdhu markey dhahso hadey dhiiga baxso markii horena dhiig la',aan aheed waxaa dhici karta in kilidu dhiiga yaraan inta dareento fadhiisato, sidoo kle qanjirka maamula qanjirada jirka ayaa dhiiga yaridaasi inta dareento Laga yaabaa inuu howl gab noqdo ama ku dhowaado markaas oo hormoonadii qalqal ka Geli karaan gabadha ka dib dhalmada. haddaba hooyo isku dadaal ka digtoonow dhiiga yarida naftaadana halis ha gelin.

16/08/2026
16/08/2026

5 calaamadood Oo muujinaya in caafimaadkaadu fiicneyn.

10/08/2026

Bukaanka Xogtiisa in banaanka la geeyo ama si qaldan lowgu yeero waa arrin sharciga Caafimaadka baal marsan

Hadii uu jirkaada ku yaryahay Vitamin B12 waxaad isku arki kartaa calaamadahaan soo socda.1-Murqo xanuun.2-kabaabyo iyo ...
25/07/2026

Hadii uu jirkaada ku yaryahay Vitamin B12 waxaad isku arki kartaa calaamadahaan soo socda.
1-Murqo xanuun.
2-kabaabyo iyo Mud mud Cagaha iyo gacmaha ah.
3-Xusuus yari.
4-Daal badan.
5-Wadno garaac badan.
6-lalabo
7-Socodka ood kari weydo.
Yaraanshaha Vitamin B12 waxey ka imaan kartaa.
👉Adigoon isticmaalin
1-Hilibka.
2-Ukunta.
3-caanaha.
Iyo
4-Adigoo Qaata Daawooyinka yareeya Aash*tada caloosha.
5-Hadii aad qabto dhiig yarida nuuc la dhaho prenicious anemia (waa xaalad Difaaca jirku diidaayo in Vitamin B12 laga nuugo mindhicirada oo laga faaiideysto).
6-caabuqyada Gooryaanadu sababaan Sida( Taoe worm 🪱).
7-Da'da weyn maadaama dadka Da'da ah Aash*tada calooshu ku yartahay.

Hadaba hadii aad calaamadaha kore leedahay qaado cuntada laga helo vitamin B12 aida hilibka,ukunta iyo caanaha sidoo kle waxaad qaadan kartaa kaniinayada ama sharoobooyinka multivaminska ah Ee ka kooban B complex.

LA WADAAGADA ASXAABTA INSHALLAH.

24/07/2026

Miiska waxaa saaran wixii naftu jecleed laakiin hadaad sonkor iyo dhiig kar qabto aka kolistarool waa halis inaad wad kasto iska laqdo!

22/07/2026

Daawo lowgu tala galay 10 maalin buu 2 maalin ku soo qaatay!!
Ku lahaa bakteeriyada ayaan ka yaabsanaayay hhh

Daawada ku qaado waqtiga dhakhtarku kuugu qoray si xal looga gaaro xaaladaada caafimaad.

12/07/2026

20 sano jug aheed maaha waxa ku haayo waa dhiiga iyo sonkortoo kacsan

Address

Isgoyska Juba
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Liban Siyad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share