28/10/2025
Xalka BIYA BAX DEG DEG AH (Premature Ej*******on)
Biyo baxa deg deg ah waa xaalad ku dhacda raga oo ah in ninka uu biyo baxo ka hor 60 ilbiriqsi ama hal daqiiqo gudahood marka galmada la bilaabo. Caadiyan, mudada galmada waxay u dhaxeysaa 5-10 daqiiqo.
Nuucyada Biyo Baxa Deg Deg ah:
1. Primary Type: Ninku wuxuu la kowsadaa xanuunkan ilaa bilowgiisii galmada.
2. Secondary Type: Ninka wuxuu xanuunka la kulmaa markii uu muddo fiican ku jiray galmada, balse waqti dambe ay dhibaatadu soo baxdo.
Sababaha Keena Biyo Baxa Deg Deg ah:
Walaac iyo niyad jab (Stress/Depression)
Isku kalsooni la’aan galmada ah
Xariir xun oo lamaanaha ka dhex jira
Siigaysi badan
Cayil dheeraad ah (BMI>40)
Caabuq ku dhaco xubnaha taranka
Xalka & Daaweynta:
Waxaa jira daawo dabiici ah oo natiijo fiican laga helay oo rag badan ku caawisay inay ka bogsadaan xaaladdan.
Ma doonaysaa xal deg deg ah?
Haddaba, si aad u hesho xal lagu kalsoon yahay:
➡️ WhatsApp: https://wa.me/+252610360036
📱PHONE CALL : https://wa.me/+252610360036
! Walaalkaaga dhibaatadan la dhiban !