Baitulmaal Hospital

Baitulmaal Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baitulmaal Hospital, Medical and health, Tabeelaha, Mogadishu.

Isbitaalku wuxuu munaasabadda Ciidda awgeed ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ. Waxaan idiin rajaynaynaa ...
26/05/2026

Isbitaalku wuxuu munaasabadda Ciidda awgeed ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ. Waxaan idiin rajaynaynaa ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ, ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ ๐—น๐—ฒ๐—ต.
Maalmaha farxadda ee ciidda, waxaan bulshada sharafta leh ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜€๐˜‚-๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ณ๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ท๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ธ๐—ฎ, si loo ilaaliyo caafimaadka qoyska.
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha suuban, dhammaan bukaannadeenana ha u fududeeyo bogsiimada. Ciid mubaarak
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ

Wasiirka Caafimaadka XFS, ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—น๐—ถ ๐—›๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป, Guddoomiyaha Jaamacadda Jazeera, ๐——๐—ฟ. ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ, Agaasimaha Sh...
30/04/2026

Wasiirka Caafimaadka XFS, ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—น๐—ถ ๐—›๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป, Guddoomiyaha Jaamacadda Jazeera, ๐——๐—ฟ. ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ, Agaasimaha Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Caafimaadka ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ผ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ณ, Agaasimaha Isbitaalka Banaadir ๐——๐—ฟ. ๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—ซ๐˜‚๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ป, madaxda Golaha Boorka iyo maamulka ee Jaamacadda Jazeera iyo marti sharaf kale oo farabadan ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu soo gabagabeeyay, isla markaana shahaadooyin lagu guddoonsiinayay ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ, ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜‚๐—บ๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป tiradoodu gaareyso ๐Ÿฏ๐Ÿฎ ๐—พ๐—ผ๐—ณ oo tababar todobo maalmood socday ku qaatay Isbitaalka Baitulmaal Hospital oo ku yaalla degmada Garasbaalleey, Waaxda Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee magaalada Muqdisho. Tababarkaas oo ku saabsanaa โ€œ ๐—”๐—ฑ๐˜ƒ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐˜‚๐˜€๐—ฐ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฆ๐—ถ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒโ€ farsamooyinka lagu badbaadiyo carruurta ku jirta xaaladaha caafimaad-darro ee culus.

Munaasabadda oo ka dhacday xaruunta dhexe ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐˜‡๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ, waxaa goobjoog ka ahaa wafdi heer sare ah oo ka socday Hayโ€™adda Samafalka Caalamiga ah ee Baitulmaal oo saldhigeedu yahay dalka Maraykanka, uuna hogaaminayey madaxa Barnaamijta caalamiga ee hayโ€™adda ๐— ๐—ฟ. ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ณ ๐—”๐—น๐˜€๐—ฎ๐˜†๐—ถ๐—ฑ, madaxa Waaxda Caafimaadka hayโ€™adda ๐— ๐—ถ๐˜€ ๐—ฅ๐—ถ๐—ต๐—ฎ๐—บ ๐—˜๐—น-๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ iyo labo takhtar oo ka yimid dalka UK oo tababarka bixinayey.

Wasiirka Caafimaadka XFS, ๐——๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป iyo guddoomiyaha Jaamacadda Jazeera ๐——๐—ฟ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ ayaa mahadcelin ballaaran u jeediyey Hayโ€™adda Baitulmaal oo bixisay tababarka, sidoo kale waxay u hambalyeeyeen dhaqaatiirta iyo hawlwadeennada kale ee caafimaad oo ka faaโ€™iidaystay aqoon-kororsigan muhiimka ah.

Gebagabadii xafladda, waxaa shahaadooyin loogu qaybiyey ka qaybgalayaashii tababarka oo ka koobnaaa ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐˜๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ oo ku takhasusay daweynta carruurta, ๐Ÿด ๐˜‚๐—บ๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜€๐—ผ iyo ๐Ÿฐ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€๐—ผ.

Waxaa xusid mudan, bishii November, 2025 ay hayโ€™adda Baitulmaal ka furtay degmada Garasbaalleey ee gobolka Banaadir isbitaal lug magacaabay โ€œ๐—•๐—ฎ๐—ถ๐˜๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น โ€œ oo ka shaqeeya daryeelka Caafimaadka Carruurta iyo Hooyada iyadoo la kaashaneysa ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐˜‡๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ ee Soomaaliyeed..

25/04/2026
Ciid Wanaagsan Dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay ka joogaan Caalamka.
19/03/2026

Ciid Wanaagsan Dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay ka joogaan Caalamka.

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐Ž Waxaa la ogeysiinayaa in Isbitaalka Baitulmaal ee Jaamacadda Jazeera uu qaadanayo shaqaale cusub booskan ho...
15/12/2025

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐Ž
Waxaa la ogeysiinayaa in Isbitaalka Baitulmaal ee Jaamacadda Jazeera uu qaadanayo shaqaale cusub booskan hoos ku xusan:

๐—-๐ซ๐š๐ฒ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐ข๐œ๐ข๐š๐ง โ€“ 1 boos

๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š:
Bachelor Degree
2 sano khibrad
CV + Application Letter
Diyaar u ah shaqada shift-yada (maalin/habeen) marka loo baahdo.

Codsiyada iyo CV-yada waxaa lagu soo hagaajinaya cinwaanada hoos ku xusan:
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ž 613665447
๐Ÿ—“๏ธ Deadline: ๐Ÿ๐ŸŽ ๐ƒ๐ž๐œ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐Ž Waxaa la ogeysiinayaa in Isbitaalka Baitulmaal ee Jaamacadda Jazeera uu qaadanayo shaqaale cusub boosaskan ...
15/12/2025

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐Ž
Waxaa la ogeysiinayaa in Isbitaalka Baitulmaal ee Jaamacadda Jazeera uu qaadanayo shaqaale cusub boosaskan hoos ku xusan:

๐๐ž๐๐ข๐š๐ญ๐ซ๐ข๐œ๐ข๐š๐ง ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ โ€“ 1 boos
๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ โ€“ 1 boos
๐Ž๐›๐ฌ & ๐†๐ฒ๐ง๐ž๐œ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ โ€“ 1 boos

๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š:
Master Degree
CV + Application Letter
Diyaar u ah shaqada shift-yada (maalin/habeen) marka loo baahdo.

Codsiyada iyo CV-yada waxaa lagu soo hagaajinaya cinwaanada hoos ku xusan:
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ž 613665447
๐Ÿ—“๏ธ Deadline: ๐Ÿ๐ŸŽ ๐ƒ๐ž๐œ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

13/11/2025
Qaybta 2aadSawiradda Daahfurka Isbitaalka Baitulmaal Hospital ee Jazeera University
13/11/2025

Qaybta 2aad
Sawiradda Daahfurka Isbitaalka Baitulmaal Hospital ee Jazeera University

Waxa shalay si ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ Isbitaalka Baitulmaal Hospital  ee Jazeera University  oo ay lakaashatay Hay'adda ...
13/11/2025

Waxa shalay si ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ Isbitaalka Baitulmaal Hospital ee Jazeera University oo ay lakaashatay Hay'adda Baitulmaal
Xafladda Daahfurka waxaaa joobjoog ka ahaa Maamulka sare ee Hay'adda Baitulmaal, Muasisiinta Jaamacadda Jazeera, Iyo marti sharaf kale.
Jazeera University waxay mahadcelin balaaran ujeedinaysaa Hay'adda Baitulmaal oo kaalin mugleh ka qaadatay dhismaha Iyo qalabaynta Isbitaalka Baitulmaal

๐Ÿฉบ FURSAD SHAQOWaxaa la ogeysiinayaa in Isbitaalka Baitulmaal ee Jaamacadda Jazeera uu qaadanayo shaqaale cusub boosaskan...
12/11/2025

๐Ÿฉบ FURSAD SHAQO
Waxaa la ogeysiinayaa in Isbitaalka Baitulmaal ee Jaamacadda Jazeera uu qaadanayo shaqaale cusub boosaskan hoos ku xusan
๐๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐œ๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž โ€“ 2 boos
๐—-๐ซ๐š๐ฒ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐ข๐œ๐ข๐š๐ง โ€“ 1 boos
๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐š๐ง๐ญ (๐‚๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ž๐ซ) โ€“ 1 boos
๐‘๐ž๐œ๐ž๐ฉ๐ญ๐ข๐จ๐ง โ€“ 1 boos
๐Œ๐ข๐๐ฐ๐ข๐Ÿ๐ž๐ซ๐ฒ (๐”๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ) โ€“ 2 boos

๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š:
Waa in uu haysto Shahaado waxbarasho ugu yaraan Bachelor Degree
Waa in uu leeyahay laba (2) sano oo khibrad ah

Codsiyada iyo CV-yada waxaa lagu soo hagaajinaya cinwaanada hoos ku xusan:
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ง [email protected]

Taariikhda ugu dambaysa ee lagu gudbinayo codsiga:
๐Ÿ—“๏ธ ๐Ÿ๐ŸŽ-๐ค๐š ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Address

Tabeelaha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baitulmaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share