07/09/2025
๐ฆ ๐ง๐๐ฌ๐ฅ๐ข๐๐ โ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ค๐๐ฅ๐ฆ๐ข๐ข๐ก ๐๐ ๐๐จ๐ ๐๐ฅ๐๐
Qanjirka thyroid waa qanjir yar oo qaabkiisu la mid yahay balanbaalis, kuna yaalla hortiisa cunaha (hawomareenka). Inkastoo uu yar yahay, haddana wuxuu xakameeyaa tamarta jirka, dheef-shiidka, iyo caafimaadka guud.
Marka uu shaqadiisu khaldamto, waxaa dhacaya laba xaaladood oo waaweyn:
๐ข 1. Hypothyroidism (Thyroid Hooseeya)
Waa xaalad uu qanjirka thyroid-ku soo saaro hormoono aad u yar.
Calaamadaha caanka ah:
โ๏ธ Daal joogto ah
โ๏ธ Miisaan kordha inkasta oo cuntadu caadi tahay
โ๏ธ U nuglaansho qabow
โ๏ธ Calool istaag
โ๏ธ Murugo & fikir gaabis ah
โ๏ธ Timo daata, maqaar qalalan
โ๏ธ Hurdo badan
๐ด 2. Hyperthyroidism (Thyroid Sareeya)
Waa xaalad uu qanjirka thyroid-ku soo saaro hormoono xad-dhaaf ah.
Calaamadaha caanka ah:
โ๏ธ Wadnaha oo si degdeg ah u garaaca
โ๏ธ Miisaan dhicid xitaa adigoo cunaya si fiican
โ๏ธ Dhidid iyo kulayl badan
โ๏ธ Gacmaha oo gariira
โ๏ธ Hurdo laโaan & xanaaq badan
โ๏ธ Indhaha oo soo barara
๐จ Xaaladaha Halista ah
Haddii aan la daaweyn, cudurka thyroid wuxuu sababi karaa:
โ Indho barar iyo midab isbeddel
โ Dhibaato wadne
โ Kansar dhuunta ah
๐ฟ Xalka Dabiiciga ah
Waxaan idiin haynaa daawo dabiici ah OO kaa ciribtiraysa thyroid labadiisa noocba.
Hadaba nagala soo xiriir WhatsApp number wa.me/+252611898680
โจ ๐ง๐ต๐๐ฟ๐ผ๐ถ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐, ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐๐ป๐๐ถ๐ถ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ฒ๐๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐. ๐๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ! โจ