Daroor CardioMed Center

Call Contact the business

Daroor CardioMed Center Xaruunta Daaweynya Cudurada Guud & Wadnaha

08/07/2026

Xaruunteena daaweynta cudurada ku dhaca wadnaha iyo cudurada guud ee Daroor Cardio MedCenter waxaa inoogu diyaar ah cambutarada wadnaha,shaybaadho casri ah iyo daawoyin tayo sare leh.!

Si joogto ah ula soco xaaladada caafimaad gaar ahaan dadka la nool wadna xanuunka iyo dhiikarka.!

Xiligan waxaa dalka ka jirta xumado kala duwan oo sababi kara daal,madax-xanuun,qandho iyo dhibaatooyin caafimaad oo kle...
02/06/2026

Xiligan waxaa dalka ka jirta xumado kala duwan oo sababi kara daal,madax-xanuun,qandho iyo dhibaatooyin caafimaad oo kle dadka qaba dhiikarka, sonkorowga ama cudurada wadnaha waxay si gaar ah ugu baahan yihiin taxadar iyo la socod caafimaad.!

Maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay xanunka dhiikarka ee 17may awgeed waxa xaruuntena caafimaad ee Daroor CardioMed Ce...
17/05/2026

Maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay xanunka dhiikarka ee 17may awgeed waxa xaruuntena caafimaad ee Daroor CardioMed Center bulshada la nool xanuunka dhiikarka ku boorinaysaa inay la socdaan heerka uu marayo xanuunkay la noolyiin
Waxa xaruunta inoo jooga Dhakhtarka taqasuska sare u leh xanuunada wadna xanuunka iyo dhiikarka Abdirizak S Daror ugu imo dhakhtarka talo bixin iyo daaweyn ilahay ayaa daawada baxshee.!

  La soco xaaladada caafimaad iyo bad qabka wadnahaaga si gaar ah dadka la nool xanuunada Dhiikarka iyo Wadna xanuunka, ...
18/02/2026

La soco xaaladada caafimaad iyo bad qabka wadnahaaga si gaar ah dadka la nool xanuunada Dhiikarka iyo Wadna xanuunka, Xaruunteena caafimaad ee Daroor CardioMed Center waxaa inoogu diyaar ah Doctor’ka Taqasuska cudurada wadnaha ku dhaca iyo xanuunada guud Dr Abdirizak S Daror waxa sidoo kle inoo diyaar ah Computer casri ah iyo daawooyin tayo sare leh iyo shaybaadhadii oo dhamaystiran.!

08/02/2026
   xadhig ka jarka xaruunteena cusub ee Daroor CardioMed Center  daaweynta cudurada wadnaha iyo cudurada guud
08/02/2026

xadhig ka jarka xaruunteena cusub ee Daroor CardioMed Center daaweynta cudurada wadnaha iyo cudurada guud

08/02/2026

Address

Agagaar Fooqa Dahabshiil
Mogadishu
252

Telephone

+252634672224

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daroor CardioMed Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daroor CardioMed Center:

Shortcuts

Share