Olife Health Clinic

Olife Health Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Olife Health Clinic, Medical and health, warta Nabada, Mogadishu.

Care That Never Stops
adeegyada laga helaayo xaruntaan :
Dhaqtarka Caruurta
Dhaqtarka Haweenka
Dhaqtarka Cudurada GUUD
Shaybaar Casri ah
Farmashiye Dhamaystiran Daawo walba ka helaysid
All Vitaminiska

29/01/2026

Waxaa olife clinic ka hool bilaabay drs: anab dhaqtarada haweenka

La kulanka dhaqtarku waa bilaash ilaa febraayo 5 teeda

Kala so xiriir 0614287888
Waxay ku taal xarunta isgooska geed jacayl

Care That Never Stops
adeegyada laga helaayo xaruntaan :
Dhaqtarka Caruurta
Dhaqtarka Haweenka
Dhaqtarka Cudurada GUUD
Shaybaar Casri ah
Farmashiye Dhamaystiran Daawo walba ka helaysid
All Vitaminiska

18/01/2026

Daawo heer kulka loogu tala galay lagu kaydiyay iyo xirfadle daawo Yaqaan ah ugu imaaw qeebteena farmashiga Olife clinic

17/01/2026

Olife Clinic waxaa diyaar kuku ah Diktoorka caruurta

Numbarka dhaqtarku waa bilaash
Mudada waa xadidantahay

Waxuu ku yaalaa isgooska geed jacayl

Kala xiriir:0614287888

11/01/2026

Ma danaynaysaa la kulanka

dhaqtarka haweenka
Dhaqtarka caruurta
Dhaqtarka cudurada Guud
Hadaba olife clinic waxay free (bilaash) kaaka
dhigtay numbarka dhaqaatiirta.

Mudadu waa xadidantahay

Wixii faah faahin kala so xiriir
0614287888.
Waxay ku taal: isgooska geed jacayl, warta nabada

05/01/2026

Isgooska geed jacayl

04/01/2026
Sanad Cusub. Billow Cusub. Tallaabo Cusub.  Ku soo dhowoow πŸπŸŽπŸπŸ”, waxaan kuu rajaynaynaa sanad ay ka buuxaan guulo waawey...
01/01/2026

Sanad Cusub. Billow Cusub. Tallaabo Cusub.

Ku soo dhowoow πŸπŸŽπŸπŸ”, waxaan kuu rajaynaynaa sanad ay ka buuxaan guulo waaweyn iyo caafimaad badan.

Sanadkan, hadafkeennu ma ahan kaliya inaan ku daaweyno, ee sidoo kale waxaan soo wadnaa adeeg ka sarreeya filashadaada, degdegsiimo, damaanad buuxda iyo daryeel heerkiisuu sarreeyo.

Sanad π–πšπ§πšπšπ π¬πšπ§!

.

25/12/2025



Adeegyo caafimaad oo h**e aan loo arag

Si aad ula socto fadlan like saar oo page-ka ku so biir

24/12/2025

Address

Warta Nabada
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Olife Health Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share