Dr. Mulki Dahir Olow

Dr. Mulki Dahir Olow Dhaqtarada Haweenka & Qaliimadooda
MBBS , MD , OBGYN

11/05/2026

Dhiigkarka uurka 🤰⚠️
Mararka qaar calaamado ma laha, laakiin wuxuu khatar ku noqon karaa hooyada iyo ilmaha.

haweenka

07/05/2026

Ha iska indho tirin calaamadaha jirkaaga — la xiriir dhakhtarka haweenka (OBGYN).”

04/05/2026

Hooyonimadu waa nimco, laakiin mararka qaar waxay u baahan tahay taxadar gaar ah 💕
Ogow haddii uurkaagu yahay mid halis sare ama hoose.

#
HOSPITAL (SOMALIA)

‘’ Dhalmo la’aan ma aha dhamaad… balse waa calaamad aad u baahan tahay in la fahmo!”👉Sababaha aadan weli uur u yeelan wa...
02/05/2026

‘’ Dhalmo la’aan ma aha dhamaad… balse waa calaamad aad u baahan tahay in la fahmo!”

👉Sababaha aadan weli uur u yeelan waa tan
👆
haweenka

27/04/2026

Furaha caafimadka waa inad si fudud ula hadli kartaa dhaqtarkaga 🤰👩‍⚕️.
Androcare Hospital

19/04/2026

Burooyinka ilma galeenka kaso baxo ( fibroid ) ma ahan kanasar lakiin waxa ay saameyn karaan caafimadka haweenka .

14/04/2026

Bukaan walbo waxa uu leeyahy sheeko gaar . Dhageysiga wanagsan waxa uu horseedaa oganshaha cudurka xili h**e .

‘’Doctors don’t guess….. we listen first 👩‍⚕️’’

caafimaad mulki dahir olow Androcare Hospital

09/04/2026

Ma ogtahy caalamadaha khatarta ah uurka ⚠️🤰?

Hooyooyin badan waxay iska indho tiraan calaamado muhiim ah ilaa ay ka noqdaan xaalad halis ah.
📌 Baro calaamadahan si aad naftaada iyo ilmahaaga u badbaadiso.
📌 Waqtiga saxda ah ee aad dhakhtar u tagto wuxuu badbaadin karaa nolol.
mulki dahir olow Androcare Hospital

07/04/2026

Ma tahay hooyo sameeysa kormuurka uurrka ?

Antenatal care awareness ANC


Androcare Hospital
Dr. Mulki Dahir Olow

28/03/2026

Maxaa sababo dhiciska so laalaabta ?

Miscarriages awareness 🤰🤍 part 1

awareness

Mulki Dahir Olow
Androcare Hospital

20/03/2026

Eid Mubarak to all muslims in the world
mubarak

# Dr mulki dahir olow

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Mulki Dahir Olow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share