22/08/2026
Dhaqdhaqaaq la'aan iyo xanuun ma kaa haysta miskaha? ๐
Xalka waa jimicsi cilmiyeysan! Booqo Caafi Physiotherapy Center si aad u hesho daryeelka daawaynta jireed ee ugu habboon.
๐ Wac: 770614444
๐ Location: Buulo Xubey, Wadajir