16/05/2026
Dr L*l Salad Ali β ENT Specialist
Waa maxay baadhitaanada casriga ee xasaasiyadda?
Baadhitaanada casriga ah ee xasaasiyadda waa baaritaanno lagu ogaado waxa qofka ku keenaya xasaasiyadda, sida cuntooyinka, boodhka, urta, daawooyinka, ama waxyaabaha deegaanka ku jira.
Yaa loo sameeyaa baadhitaankan?
Maxaa looga baahan yahay qofka la baarayo?
Sidee loo sameeyaa?