04/02/2026
Maxa keena caado wareernka,?
Maxaase daawo u ah ?
Caado wareerka
Waxaa sababta wareega dhiiga caadada ay usoo daahdo ama ay u soo dhaqsato ama gabi ahaan loo waayo Waa qasab in aad ka welwesho sababta uu kaaga soo daahayo dhiiga caadada:
Waxa sababa Caado wareerka
1. Walbahaarka (stress).
2. Miisaanka jirka oo aad u hooseeya.
3. Miisaanka aadka ubadan.
4. Jirka oo dhiicanada kubata.
5. Daawooyinka uurka ka hortaga.
6. Xanuunka Sokorowga ama macaanka.
Hadii aad calaamadahaan la kulantid fadlan booqo dhaqtarka
a) Dhiig farabadan
b) Qandho iyo xanuun aad udaran
c) Dhiig socda 7 bari wax kabadan
d) 50 sano adigoo kaweyn hadii uu dhiig uu kaayimado
Maxaa keena cudurkaan?
Cudurkaan sababta keentay lama garanaayo lakiin dhaqaatiirta ku taqasustay ciladaha hormoonada, waxay aamin sanyihiin in waxyaabo badan oo isku tagay ay ka dhashaan taasoo ay kamid yihiin (hidda sidaha) qofka jirkiisa uu kudhashay ama uu ka
soojeedo qoos.
Hadaba hadii aad la dalaa dhacaysid xanuunkan waxaan kuu haynaa daawo dabiici ah kaa ciribtireyso.
Nagala soxarir Numberkan:
👇👇
Wa.me/+252617969983
Qof walba oo arka posti gan ha share garey