Banuun Health Point

Banuun Health Point Health Awareness and Health Promotion

30/04/2026

Inta badan marka bulshada dhax joogtid waxaa ka maqlee cuduro badan oo leh magacyo kala duwan, qaabab kala duwane u daaweeyan saxba yay ahaanine.

Meeqo cudur oo Khuraafaad ah ayaad maqashay baa soo qora.?

Vitamin C maleyska cuni karaa mar walbo?.Maya, waxaa arkee dad badan inta ay tagaan pharmacy iska soo gadanaa iska cunaa...
11/04/2026

Vitamin C maleyska cuni karaa mar walbo?.

Maya, waxaa arkee dad badan inta ay tagaan pharmacy iska soo gadanaa iska cunaa ama caruurta u siinaa sidii nacnac oo kle taasi wa qalad weyn waayo, vitamin C waa daawo caadi ah kana mid ah daawooyinka kale qofk haddii la dareemo inuu u baahan yahay waa loo qoraa xadi go,an iyo Garaam go,an.

Fadlan cunista badan ee vitamin c iska jooji, haddi ay dhacdo qofku in uu qaado kana qaadanaa banaaanka maalintii ha cunin wax ka badan (hal xabo).

Dhibka uu keeni karo waa kilyaha oo dhagaxaan ku sameysma ( kidney stone), Calool xanuun, iyo ku sumoobid ( Toxicity)

  ka taaqana vitamin E?Waxaa uu ka mid yahy kuwa ku milma  dufanta jirka.Faaidadiisa ama waxtarkiisa:1. Wuxuu yareeya ca...
21/10/2024

ka taaqana vitamin E?
Waxaa uu ka mid yahy kuwa ku milma dufanta jirka.
Faaidadiisa ama waxtarkiisa:
1. Wuxuu yareeya calaamadaha duqnimada
2. Sunta ayuu jirka ka saaraa
3. Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka
4. Waxow ka qeyb qaata sameynta unugayada cas cas ee dhiiga ( RBCS).

Marka uu jira ku yaraado maxaa dhaco?
1. In uu maqaarka qalalo
2. In timaha lumaan

Intee laga helaa?.
1. Avacadada
2. Lowska
3. Bagalka
4. Bar-ba rooniga
5. Miraha noocyadooda kala duwan

  ka taqaana Vitamin D? Vitamin D waa mid ka mid ah vitaminada kuwa ku milma subaga jirka marka.Faaidadiisa:1. Waxow ka ...
19/10/2024

ka taqaana Vitamin D?
Vitamin D waa mid ka mid ah vitaminada kuwa ku milma subaga jirka marka.
Faaidadiisa:
1. Waxow ka qeyb qaata in jirka uu ka faaideysto Calcium ka.
2. Wuxuu xoojiyaa lafaha.
vitamin D jirka ku yaraado waxaa yimaado:
1. Lafaha oo daciifo
2. Murqo xanuun
3. Difaaca jirka oo yaraado
4. Walwal
laga helaa Vitamiin D?
1. Qoraxda 2. Ukunta
3. Malayga nuuca ( Salmon ka)
4. Beerka xoolaha 5. Supplement ( kaniini)

Waa maxay faaidada vitamin c ?Vitamin c waa mid ka mid ah kuwa ku milma biyaha jirka, waxaa laga hela miraha dabiiga ah ...
23/09/2024

Waa maxay faaidada vitamin c ?

Vitamin c waa mid ka mid ah kuwa ku milma biyaha jirka, waxaa laga hela miraha dabiiga ah eee sida liinta, mooska, Timirta iyo kuwo kle. Waxa kaloo la helaa asoo ah Supplement ama kaniini oo yaala pharmacy ga.

Faaidada:
1. Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka
2. Sunta ayuu jirka ka saaraa
3. Wuxuu caawiyaa lafaha
4. Wuxuu la dagaalama infection ka

29/05/2024
Waxaa jiro  wax  aad yareysaneyso,  lakin  mararka qaar  dhib  weyn kugu keeni karo. TALO CAAFIMAAD.(Vitamin C). Vitamin...
28/05/2024

Waxaa jiro wax aad yareysaneyso, lakin mararka qaar dhib weyn kugu keeni karo.

TALO CAAFIMAAD.
(Vitamin C).
VitaminC waa mid ka mid ah vitaminada muhiimka u ah caafimaadkeena waxaana laga helaa cuntooyunka dabiiga ah, miraha iyo Khudaarta cagaaran.

Ka tadar tan.
Vitamin C ga wuxuu yaala pharmacy dadka waa iska cunaan ilmaha yar yarne waa la siiyaa. Waxaa jiro tiro laga qaato haddii loo baahdo waxaana taas go,aamiyo dhaqtar. Iska ilaali inaa iska cunto ilmahaadane ka ilaali inaa siiso.

07/03/2024

Aniga iyo xaajiyadeyda Boqoradda Qalbi Wanaag waxaan u mahad celineena intii na garab istaagtay, noo hambalyeysay na dhiiri galisay iyo noo duceysay aad iyo aad baad u mahdsan tihiin sida u leedihiin saxibo iyo qaraabo dhamaan tiin.

Maxaa keena xasaasiyada?Waxaa keeno waxyaabo kala duwan oo jirka gaaro banaankiisa ama gudihiisa (la liqo) kadibne difaa...
11/02/2024

Maxaa keena xasaasiyada?
Waxaa keeno waxyaabo kala duwan oo jirka gaaro banaankiisa ama gudihiisa (la liqo) kadibne difaaca jirka u qaato iney tahy walaxdaasi dhibaato jirka soo gashay kadibne dagaal dhaco u dhaxeeyo ( walaxdii iyo difaaci).

Waxa keeno waxaa ka mid ah:
1. Fiixda ama ubax dhirta ka timaado
2. Cuntooyinka borotiinka leh ( digirta, ukunta, bataatiga, baradhada, doorada,malaayga iyo in kloo badan).
3. Dawooyinka sida ( peniciliinka iyo sulfa drugs)
4. Busta ama boorka
5. Waxyaabaha la buufiyo ( perfume ka, carfisada iyo sunta cayayaanka)

Address

Banadir Road
Mugadisho

Telephone

+252618163796

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Banuun Health Point posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Banuun Health Point:

Share