Dr,s Nadar herbal medical

  • Home
  • Dr,s Nadar herbal medical
Call Contact the business

Dr,s Nadar herbal medical madical

  waxaa loo kala saraa dhoor nooc lakiinse waxaa ugu muhiimsan A,B,C.A waxaa laga qadaa biyaha wasaqda qudaarta aan la d...
28/06/2026

waxaa loo kala saraa dhoor nooc lakiinse waxaa ugu muhiimsan A,B,C.

A waxaa laga qadaa biyaha wasaqda qudaarta aan la dhaqin iyo nadafada oo hooseysa.

B waa mid lala noolaado waana xanuun si joogta aad u dareemi kartid inkastoo uusan laheen calaamado xanuun ah.

B waxaa keena caabuqa viralka ah waxaana la isku gudbin karaa galmada tusaale qof qaba B wuxuu u gudbin karaa qofkii uu la galmooday waa haddii uu yahay midka activeka ah.

Sidoo kale hooyada uurka leh haddii ay la ildaran tahay waxay u gudbin kartaa ilmaha ay caloosha ku siddo.

Sidoo kale waxaa la isku gudbin karaa qalabyada la wada isticmaalo tusaale Cidiyo gurta,timo jaraha cirbadda iwm .
B waxaa la nool dad badan.

C waa kan ugu daran wuxuu ka yimadaa B qofka marka uu qabo B wuxuu ku noqon karaa C oo ah in uu dhaawac gaarsiiyo beerka wuxuuna isku sii badali karaa kancer

Hadda haddii aadan wali iska talaalin Hepatitis B iska talaa waa xanuun halis ah.

Ee Si Degdeg ah uso dalbo Dawadan oo Dabiiciga ah Taaso kaa ciribtirayso gabi ahaanba Cagaarshowga

Faa,iidada daawada cagaarshowga:

(1) waxey dhiiga ka sifeyn wixii ku jira oo caabuq ah

(2) waxey xoojin shaqada beerku u hayo jirka

(3) waxey daawo u tahay cagaarshowga noocyadiisa kala duwan

(4) waxey u roon tahay dhamaan xanuunada ku dhaca beerka

Fiiro gaar ah: daawadan loogu talagalay cagaarshowga waxey soconeysaa mudo sadax bilood oo xidhiidh ah.
Sadax bilood kadibna ilaahey idankii waad kaga bogsoon cagaarshow nooc walboo uu yahay.

Wixii faahfaahin ah naga soo wac nambarkan: what'sup

Wa.me/+252617846402

28/06/2026

Waxaan Ogey Siinayaa Dhammaan inta Friends Keyga Ah iyo inta Soo Booqata Ciwaankeyga Waxaad Muddo Badan Naga Soo Codsateen Daawada ilkaha Ee (ORECARE) Waa Boomaato Herbal Ah Oo Lagu Cadaysado Laguna Daaweeyo Xanuunada Hoosku Qoran Sidokale Waxeey Cadeysaa ilkaha Waana idiin Keenay Ee Soo Dalbada insha Allah.

Shaqoyinka Eey Qabato Waxaa Kamid Ah.

1: Waxeey Daawo Utahay Suuska

2: Waxeey Daawo Utahay Yiridka

3: Waxeey Daawo Utahay Qumanka

4: Waxeey Daawo Utahay Cirid Dhiigga

5: Waxeey Daawo Utahay ilka Xanunka iyo Gowsa Xanunka

6: Waxeey Daawo Utahay Af urka

7. Cambaarta Iyo Fiitoyinka

8. Waxey Cadeysa ilkaha

Qiimaha Ma badna.11.5$ 👌Waxaana Laguugu Keenayaa Halka Aad Joogto insha Allh Waxaad Nagala Soo Xiriiri kartaan whatspp Number.
😍👇🤗

Wa.me/+252617846402
Ama hormuud 617846402
Free delivery meel kasto dunida kajoogta ayaa lagu keenaya. #.
Keenisto waa bilaash✈️🛩🛩🛫🏍🛺 Nadar herbal product

 ❓Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mid ah noloshooda. Inkas...
02/06/2026

❓

Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan waa xaalad culus.



Calaamadaha lagu yaqaano waa...
1) Cuncun agagaarka futada.
2) Dhiig oo la arko ka dib marka la saxaroodo.
3) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo wax yar ka dib.
4) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
5) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin Aadna iskaaga cirib tiri kartaa xanuunkan.. qaarka midah daawoyinkan soo socda lkn markasta xalada iyo heerka baabasiirtada ayey ku xiran tahay.
Waxa kamidah dawoyinka lagu ciribtiro sida Chitosan, Double cellulose IWM.

xanuunkan


WhatsApp: 61 7846402

  = DILAAGA QARSOON EE DUMARKAQanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h*...
02/06/2026

= DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kaga yalaa dhan ka hoose. Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo. Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.

FG = Dumarka uu ku dhaca cudurka qanjirka waxay maraan xaalado Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis caafimaad.

●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)

👉Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.

Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

🤔 Xaaladaha halista ah 🤔

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah

🤲🤲Iska Dawee Qaliin La'aan🤲🤲
Waxa lagaga daweynayaa daawo organic ama herbal ah.

Nagala so xiriir wixi faahfaahin ah numberka hoose ku qoran..

📞 WhatsApp: wa.me/htt:wa'me+252617846402 ama naga soo wac 0617846402

Fiira gaar ah : meel kasta oo aad caalamka ka joogto waad heli kartaa

Maka Cawaneysaa  cagaarshowga Waxaan kuu heynaa daawo herbal ah dhaman wasaqda Jirka oo dhan kadhaqeyso              👉Na...
02/06/2026

Maka Cawaneysaa cagaarshowga Waxaan kuu heynaa daawo herbal ah dhaman wasaqda Jirka oo dhan kadhaqeyso
👉Nagala soo xirii what's up :htt:wa,me: 61 7846402

Address

Muqdisho

Telephone

+252617846402

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr,s Nadar herbal medical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr,s Nadar herbal medical:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed health & beauty business?

Share