Dr Yasin District Hospitaal

  • Home
  • Dr Yasin District Hospitaal

Dr Yasin District Hospitaal Ku sodhowow Dr Yasin Hospital Adeeg hufan iyo Dhakhaatiir Khibrad u leh Cafimaadka.

09/08/2026

Hadal-jeedinta Maamulaha Cafimadka Degmada Qardho Warsan Ee Munasibadda Furitaanka Xuska Toddobaadka Naas-nuujinta Adduunka 2026.

09/08/2026

Hadal-jeedinta Agaasimaha Bahiyaha Cafimadka Asasiga ah Ee Gobolka Karkaar Dr Laylo Daahir Ee Munasibadda Furitaanka Xuska Toddobaadka Naas-nuujinta Adduunka 2026.

09/08/2026

Hadal-jeedinta Agaasimaha Isbitaalka Dr Yasin District Hospital Qardho Dr Saynab Yasin Ee Munasibadda Furitaanka Xuska Toddobaadka Naas-nuujinta Adduunka 2026.

 : Maamulka Isbitaalka Dr Yasin District Hospital Qardho ayaa qabtay munaasabad lagu xusayay Toddobaadka Naas-nuujinta A...
08/08/2026

: Maamulka Isbitaalka Dr Yasin District Hospital Qardho ayaa qabtay munaasabad lagu xusayay Toddobaadka Naas-nuujinta Adduunka, oo ku beegan 1–7 Agoosto 2026. Munaasabadda ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda naas-nuujinta, caafimaadka hooyada iyo dhallaanka, iyo sidii loo xoojin lahaa wacyiga iyo taageerada hooyooyinka nuujinaya.

Hal-ku-dhigga sannadkan ayaa ahaa: “Breastfeeding for a Sustainable Start in Life:

(Naas-nuujintu waa bilow waara oo nolosha ah)

Munaasabadda waxaa ka qayb galay Maamulka iyo hawl-wadeennada Dr Yasin District Hospital Qardho, madax iyo masuuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, haween, shaqaale caafimaad iyo marti-sharaf kale.

Intii ay munaasabadda socotay waxaa lagu soo bandhigay wacyigelin ku saabsan faa’iidooyinka naas-nuujinta iyo muhiimadda ay leedahay in hooyada la siiyo taageero caafimaad iyo mid bulsho.

Sido kale Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) waxay ku talinaysaa in ilmaha naas-nuujinta la bilaabo saacadda ugu horreysa dhalashada, isla markaana si gaar ah loo nuujiyo lixda bilood ee ugu horreeya.

Dhamaan Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Dr Yasin District Hospital wuxuu si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa ummadda reer ...
01/08/2026

Dhamaan Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Dr Yasin District Hospital wuxuu si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa ummadda reer Puntland munaasabadda sanad-guurada 28-aad ee aas-aaskii Puntland. Waxaan Eebbe uga baryeynaa inuu Puntland siiyo nabad, horumar iyo barwaaqo waarta. Hambalyo 1-da Agoosto.

 Maanta aan si wadajir ah kor ugu qaadno wacyigelinta cudurka cagaarshowga, oo ah cudur inta badan aan calaamado muuqda ...
28/07/2026


Maanta aan si wadajir ah kor ugu qaadno wacyigelinta cudurka cagaarshowga, oo ah cudur inta badan aan calaamado muuqda lahayn, balse si weyn u waxyelleeya beerka.
Ka hortaggu waa badbaado:

1.Iska baar cagaarshowga (Hepatitis B iyo C).

2.Qaado tallaalka cagaarshowga B .

3. Raac talooyinka dhekhtarkaaga.

 : Sawirro: Qaybtii 3-aad Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Dr. Yasin District Hospital Qardho Dr. Saynab Yasin ayaa ka qayb...
24/07/2026

: Sawirro: Qaybtii 3-aad Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Dr. Yasin District Hospital Qardho Dr. Saynab Yasin ayaa ka qayb gashay munaasabadda Qalin-jabinta Ardayda Machadka Caafimaadka Guutaale Ee magaalada Qardho kuwaas oo muddo baranayey culuumta caafimaadka.

Agaasimaha ayaa hambalyo u dirtay ardayda qalin-jabisay iyadoo ku boorrisay inay aqoontooda iyo xirfaddooda ugu adeegaan bulshada si daacadnimo iyo masuuliyad leh, isla markaana door muuqda uga qaataan horumarinta adeegyada caafimaadka.

 : Sawirro Qaybtii 2-aad Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Dr. Yasin District Hospital Qardho Dr. Saynab Yasin ayaa ka qayb ...
24/07/2026

: Sawirro Qaybtii 2-aad Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Dr. Yasin District Hospital Qardho Dr. Saynab Yasin ayaa ka qayb gashay munaasabadda Qalin-jabinta Ardayda Machadka Caafimaadka Guutaale Ee magaalada Qardho kuwaas oo muddo baranayey culuumta caafimaadka.

Agaasimaha ayaa hambalyo u dirtay ardayda qalin-jabisay iyadoo ku boorrisay inay aqoontooda iyo xirfaddooda ugu adeegaan bulshada si daacadnimo iyo masuuliyad leh, isla markaana door muuqda uga qaataan horumarinta adeegyada caafimaadka.

24/07/2026

Hadal-jeedinta Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Dr Yasin District Hospital Qardho Dr Saynab Yasin Ee munaasabadda Qalin-jabinta Ardayda Machadka Caafimaadka Guutaale Ee magaalada Qardho kuwaas oo muddo baranayey culuumta caafimaadka.

 : Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Dr. Yasin District Hospital Qardho Dr. Saynab Yasin ayaa ka qayb gashay munaasabadda Qa...
24/07/2026

: Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Dr. Yasin District Hospital Qardho Dr. Saynab Yasin ayaa ka qayb gashay munaasabadda Qalin-jabinta Ardayda Machadka Caafimaadka Guutaale Ee magaalada Qardho kuwaas oo muddo baranayey culuumta caafimaadka.

Agaasimaha ayaa hambalyo u dirtay ardayda qalin-jabisay iyadoo ku boorrisay inay aqoontooda iyo xirfaddooda ugu adeegaan bulshada si daacadnimo iyo masuuliyad leh, isla markaana door muuqda uga qaataan horumarinta adeegyada caafimaadka.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Yasin District Hospitaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business?

Share