Al-Nuur Hospital Qardho

Al-Nuur Hospital Qardho Al-Nuur Hospital Qardho

Tijaabi nasiibkaaga oo ku guuleyso 10 dollarQABSO LANBAR INTA UDHAXEYSA (100_500)SHURUUDAHA1.waa in bage ku kuu fallow g...
21/08/2026

Tijaabi nasiibkaaga oo ku guuleyso 10 dollar

QABSO LANBAR INTA UDHAXEYSA (100_500)

SHURUUDAHA
1.waa in bage ku kuu fallow gareysan yahey
2. Waa inaad postiga like saarto
3. Waa inaa share dhehdo postiga , qeybta commentigana aad uga wacdo 3 qof

Tartanku wuxuu furanyahey ee inta jawaaabta laga helaaayo .

Al-Nuur Hospital Qardho Hoyga daaweynta , la talinta iyo latacaalida bukaanka.

Mahadsinidin πŸ™

F/G: nasiibkani wuxuu soconaya mudo 72 saacadood

21/08/2026
Waxaa Al-Nuur Hospital Qardho  ka hawl galeysa maalin kasta oo arbaca ah Drs. Saynab C. Raxman β€” waxay ku Takhasustey cu...
20/08/2026

Waxaa Al-Nuur Hospital Qardho ka hawl galeysa maalin kasta oo arbaca ah Drs. Saynab C. Raxman β€” waxay ku Takhasustey cudurrada caloosha iyo hab-dhiska dheefshiidka.

🩺 Waxay daaweysaa:

- Gastritis & Acid Reflux (GERD)
- H. pylori & Peptic Ulcer
- Pancreatitis
- Cudurrada xameetida
- IBS
- Shuban iyo calool-fadhi joogto ah

πŸ“… Waxay imaanaysaa Maalinka Arbaca ah.

πŸ“ Isbitaalka Al Nuur – Qardho
πŸ“ž 4736061 / 4738088

19/08/2026

Dr. Mohamed Hussein wuxuu Arbaco kasta imaamaya Al-Nuur Hospital Qardho
Dhakhtar ku wuxuu takhasusay cudurrada wadnaha

πŸ“ Alnuur Hospital – Qardho
Arbaco kasta

Dhakhtarku wuxuu ka imaanayaa Somali European Hospital, Garoowe.

Dhakhtar ku takhasusay Cudurrada Wadnaha .

Arbaco kasta asbuuci waaad heli kartaaa Dr mohamed hussein

Kala xiriir lanbaradan hoos ku qoran

4736061
4738088

Al-Nuur Hospital Qardho

29/07/2026

Alxamdulilaaaah .

Shaqo dheer kadib waxa hospitalka Al-Nuur Hospital Qardho kusoo gaba gaboobey shaqo socotey taaso Dr shiine iyo teamkiisu ay ku qabanayeen daaweynta cudurada indhaha qorista ukiyaalayasha araga dhaw iyo midka fog qaliimada indhaha qeybahooda kala duwan iyo la talin caafimaadka indhaha .

Al-Nuur markasta waa haqabtiraha cafimaadka bulshada , wuxuuna markasta u taaganyahey in kor loo qaado cafimaadka bulshada

Mahadsindiin.

Munaasabad lagu soo dhawaynaayay Dr shiine oo ah dhakhtarka Daawaynta cudurada indhaha iyo Qalniinkooda ayaa ka qabsoomt...
23/07/2026

Munaasabad lagu soo dhawaynaayay Dr shiine oo ah dhakhtarka Daawaynta cudurada indhaha iyo Qalniinkooda ayaa ka qabsoomtay Isbitaalka Al nuur ee Magaalada Qardho xanuta Gobolka karkaar.

Waxaa munaasabadaan ka soo qaybgalay Gudoomiye ku xigeenka degmada Qardho Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Magaalada Qardho Maamulka Ispitaalka Al Nuur oday dhaqameed dhallinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Dr shiine ayaa maal maha soo socda fariisan doona Isbitaalka Al Nuur oo uu ku qaabili doono bukaannada indhaha.

Ogeysiis, ogeysiiis , ogeysiis.Hospital ka Al-Nuur Qardho wuxuu ugu bishaaraynayaa bulshada in Dr Shiino, oo ku takhasus...
22/07/2026

Ogeysiis, ogeysiiis , ogeysiis.

Hospital ka Al-Nuur Qardho wuxuu ugu bishaaraynayaa bulshada in Dr Shiino, oo ku takhasusay Cudurada indhaha iyo Qaliimada indhaha, inuu Hospital ka Al-Nuur Qardho ka fulin doono Qaliimada iyo Daaweynta cudurada Indhaha.
Taariiqda: 23/7/2026

Kala Xiriir lanabarada hoose
090 4736061
090 4738088

Hambalyo Hambalyo πŸŽ—Guled Xasan Barre ayaaa ku guuleystey su,asheeeni tijaabi nasiibka oo lanbar qabso  , taaso oo lagu h...
18/07/2026

Hambalyo Hambalyo πŸŽ—

Guled Xasan Barre

ayaaa ku guuleystey su,asheeeni tijaabi nasiibka oo lanbar qabso , taaso oo lagu helaayey 10 dollar

Guuleystaha waxa saacidey in damaan shuruudihii uu fuliyey.

Al-Nuur Hospital Qardho hoyga daaweynta , la tacaalida iyo latalinta bukaanka .

Mahadsinidiin

Al-Nuur Hospital Qardho

13/07/2026

Al-Nuur Hospital Qardho

Address

Kasoo Horjeedka Embeeye Hotel
Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Nuur Hospital Qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share