Bakool medical institute -BMI

Bakool medical institute -BMI Bakool Medical Institute is a premier institution dedicated to advancing health sciences education.

Established to meet the growing need for qualified healthcare professionals, the institute offers accredited courses in midwifery & General Health.

12/09/2025

How fertilization occurs

Bakool medical institute students
08/09/2025

Bakool medical institute students

08/09/2025

Expanded Programme Immunization (EPI) special thanks goes to Madam Aisha Mohammed
Waxa si habsami lahayn usocdao casharada Bakool medical institute wixi fah fahin ag nagala so xariir 616230807 ama 615767313

08/09/2025

Expanded Programme Immunization (EPI) special thanks goes to Madam Aisha Mohammed
wixi fahfahin ah nagalaso xiriir 616230807 ama 615767313

18/08/2025

Dahfurkii medical institute
special thanks goes to local Administration representative Ibrahim Masale, DMO Ali Mahad and other special guests.

waxa maanta oo ay tariikhdu tahay 17/08/2025 si toos ah ubilaban doono casharadii    medical institute F:G wali Qabashad...
17/08/2025

waxa maanta oo ay tariikhdu tahay 17/08/2025 si toos ah ubilaban doono casharadii medical institute
F:G wali Qabashad ardeyda cusub waxay nosisocon dontaaa ila dhamadka Bishan
wixi fahfahin ah waxad nagala so xiriri kartan numberada halkan ku qoran
+252615767313 ama +252616230807

Alle ayaa mahad oo dhan u sugnaatay oo inoo suura galiyey in maanta oo ay taariikhdu ahayd 16/08/2025  la daah furo xari...
16/08/2025

Alle ayaa mahad oo dhan u sugnaatay oo inoo suura galiyey in maanta oo ay taariikhdu ahayd 16/08/2025 la daah furo xarig jarna loo sameeyo . Waxana inoo bilowday safarkii waxbarashada iyo kobcinta garaadka bulshadeena ee ku aadanaa in ay ka ciil baxaan barashada caafimaadka.

waxan halkan ugu mahad celineyna dhaman dadkia kaso qaybgalay munasabada Dahfurka Bakool medical institute. inti cudur dar nogu maqneyda waxan leyahy idinkuna wad mahad santihin
waxan si gaar ah ugu mahad celinaya DMO ga degmada wajid Ali Mahad o nagala so qayb galay munasabada dahfurka.
wixi fahfahin dherad ad u bahatan waxad nagala so xiri karta numberada hos ku xusan
+252616230807 ama +252615767313

Ugu Dambeyn is diwan galintu waxay xirmi dontaa 15 /August/2025 Hadii ad daneyneyso Barashada midwifery, General, Nursin...
10/08/2025

Ugu Dambeyn is diwan galintu waxay xirmi dontaa 15 /August/2025 Hadii ad daneyneyso Barashada midwifery, General, Nursing iyo laboratory horey ugaar waxad kala xariiri karta numberada kala ah +252616230807 ama +252615767313

Address

Wajid Airport Road
Wajid

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakool medical institute -BMI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share