Somali Internship Program in Uganda

Somali Internship Program in Uganda Somali Internship Program in Uganda is a professional learning experience that offers medical skills.

Ogeysis muhiim ah Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee ku jira sanadkii u dambeeyay Jaamacadda Gaar ahaan Kuliyadda Medicine...
24/08/2022

Ogeysis muhiim ah Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee ku jira sanadkii u dambeeyay Jaamacadda Gaar ahaan Kuliyadda Medicine &Surgery kuwaas oo jecel in internship ineey ku soo qaataan wadanka Uganda, Waxaan u heyna fursado Ay wax kaga baran Karaan ispitaalada ugu waaweyn wadanka Uganda.

Balanteenu waa Sare u qaadida xirfadda Dhammaan Ardayda soomaaliyeed.

Somali Internship Program in Uganda

23/10/2021

Fursad muhiiim ah dhammaan ardayda Barata Caafimaadka, waxaan u heynaa Fursado Ay xirfado kala Duwan Kaga baran Karaan ispitaalada ugu waaweyn wadanka Uganda.

Waxaa si qaas ah fursadda uga faa’iideysan Kara Ardayda kulliyadda medicine.ka oo Internship-ka ama sanadka u dambeeya jaamcadda Practical Afarta Rotaions ku sameyn Kara:-

1.INTERNAL MEDICNE
2. PEDIATRIC
3.OBS&GYNE
4.SURGERY

Share dheh Si ay uga faa’iideystaan Ardayda soomaaliyeed.

Like Saar page-ka follow-na soo dheh.

Address

Kampala Road
Entebbe

Telephone

+252685397561

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Internship Program in Uganda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Internship Program in Uganda:

Share