Codka-SHACABKA

Call Website Contact the business

Codka-SHACABKA asc wllayaal

πŸ“’ Codka Shacabka Soomaaliyeed
πŸ‡ΈπŸ‡΄ Midnimo β€’ Wacyigelin β€’ Xaqiiqo
🌱 Dhiirrigelin iyo horumar bulshada Soomaaliyeed
πŸ“– Waano iyo wacdi waafaqsan Qur'aanka & Sunnada
πŸ›οΈ Taariikhda, halyeeyada iyo hidaha Soomaaliyeed
🀝 Ujeeddadeennu waa aqoon, wadajir iy

PUNTLANDWaxaa murugo leh xaaladda ay sheegayaan qaar ka mid ah qoysaska ciidanka Booliska Puntland.Qayb ka mid ah qoysas...
09/23/2026

PUNTLAND

Waxaa murugo leh xaaladda ay sheegayaan qaar ka mid ah qoysaska ciidanka Booliska Puntland.

Qayb ka mid ah qoysaska askarta ayaa sheegay in muddo 6 bilood ah aan mushahar la siin, taasina ay keentay in qoysku la kulmo cunto yari iyo dhaqaale xumo wax barasho la aan iyo nolosha oo aad ugu adkaata

Waxaan cuno waynay, gurigii waa nala ka saaray. Carruurtii way gaajoonayaan. Waxaan rabnaa cid na maqasha oo na caawisa.

Xaasask askarta oo xaaladda ka hadlaya ayaa sheegtay in dhibaatadu ay si weyn u saameysay nolosha qoyska iyo carruurta.

Arrintani waxay u baahan tahay in si dhab ah loo dhageysto, lana hubiyo xaqiiqda ku saabsan mushaharka iyo xaaladda qoysaska ay arrintani saameysay.

FADLAN YAAN LA ILAAWIN QOYSASKA CIIDANKA PUNLAND MEEL WAALIBA AY JOOGAAN OO HA LAGA WARQABO ,

πŸ“ Puntland, Soomaaliya
πŸ“’ Codka Shacabka Somaliyeed

09/19/2026

Ilaahay ma jecla kuwa farxa

Sheekh mustafe xafiduallah β˜ͺ️☝️🌷

09/04/2026

Wakhtii quraanku uu dagayay lama aqoon wax la yiraahdo mowliid sheekh umal xafidu allah πŸ€²πŸ’–πŸ’šβ˜ͺοΈπŸ‡ΈπŸ‡΄

09/03/2026

Hadalka wanaagsan qalbiga buu nooleeyaa mar waliba xaaskaaga usheeg inaad jeceshahay wiilow gabarey adina sidoo kale πŸŒΉπŸ’– abudalxa

09/03/2026

Hablaha war kooda sifiican haloo dhagaysto waad maqlaysaan sheekha dar daaran kiisee

Haye ka gur πŸ˜„

09/03/2026

Sheekh umal oo kq hadlay arinta mawliid iyo waxa dadka qaar ma aamin sanyihiin

09/03/2026

Shekh mahamed xaliike oo ka waramaya duco aad ufadli badan dhagaysi habool

Am not happy 🀨
09/02/2026

Am not happy 🀨

08/28/2026

Sheeekh m xaliike

Address

Musk Ox, AK

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka-SHACABKA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Codka-SHACABKA:

Shortcuts

Share