Afhayeenka Dumarka Amal Abdullahi

Afhayeenka Dumarka Amal Abdullahi Amal Abdullahi iyo aragtideeda��

06/24/2026

Faqashini💔🙏
Dhulbahante🤪
James Ziyar👹
Like why slaughter your people? Wtf

This photo is young Somali men shaped by a culture of impunity, male privileges, sexism and misogynistic cultural practi...
06/22/2026

This photo is young Somali men shaped by a culture of impunity, male privileges, sexism and misogynistic cultural practices, and a profound parental, social & moral failures.

A generation of undisciplined boys and men, the product of long-term civil wars, cultural, social, religious & institutional debacles.

Somalia will remain a sh*thold country as long as the Somali girls and Somali women are not protected.

Wadanka raga Bahalada ku yihiin, wajiyadooda waa loo jeedaa mooryaantan gabdha cunaya ee hala soo qabta oo xira, Dumaroo...
06/22/2026

Wadanka raga Bahalada ku yihiin, wajiyadooda waa loo jeedaa mooryaantan gabdha cunaya ee hala soo qabta oo xira, Dumaroow wiilasha aad dhasheen bara xushmada iyo dhaqanka xuquuq ilaalinta iyo binu aadamnimada.

Waa Al walaal run ma aha🫣Haddaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaayeDhaqashiyo mar bay kaa yihiin dhereggu xaaraan...
06/17/2026

Waa Al walaal run ma aha🫣

Haddaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye

Dhaqashiyo mar bay kaa yihiin dhereggu xaaraane

Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abide

Odaygan isagoo yar ayuu gabar maraykan ah la qufacay, hada dhawaan gabdhan DNA kusoo heshay in uu yahay aabeheed, hada w...
06/16/2026

Odaygan isagoo yar ayuu gabar maraykan ah la qufacay, hada dhawaan gabdhan DNA kusoo heshay in uu yahay aabeheed, hada waa awoow gabdhan iyo caruurteeda, Sahro Somaali ku soo dhawoow Soomaalinimada🙏🥰

Kaalay aan kuu waramee, ninkan yar ee meesha ka muuqda gabadhaas ayay is guursadeen, kadib way is qabteen kadibna in bad...
06/14/2026

Kaalay aan kuu waramee, ninkan yar ee meesha ka muuqda gabadhaas ayay is guursadeen, kadib way is qabteen kadibna in badan buu dalaaq dalaaq awood ka dhigtay, sadexdii xabo ee sharciga waa dhameeyay

Kadib sida dhacda marar badan oo ah in ninka gabadha marka uu furo uu dib wax kale ka waayo grass is not greener, side note waligaa nin kaa tagay ha soo celin, it never works, stay single or meelkale aad

Aw dalaaq dalaaq oo raba in uu ku noqdo baladkii h**e waxa uu gabdhii u keenay nin saaxiibkiis oo yiri is guursada kadibna iifur sida aan ugu noqdo ma albaabka…

Gabadhii ninkii saaxiibkiis ayay is guursadeen wayna ka heshay aad bayna uga raysatay abu dalaaq dalaaq…

Xoogaa kadib abu dalaaq ha soo noqdo oo ha dhaho dee waa sidee gabadha fur aan ku noqdee, saaxiibkiis waa diiday war orad nadaa ha dhaho gabdhan waan is rabnaa adna xiligaagii waa dhamaaday ee orad na dhaaf hadii kale dagaal udiyaar garoow😂😂😂

Grass is not greener🤔😂

From my babies🥰
06/11/2026

From my babies🥰

Abdi waa niicle promax waa ninkii shalay Fox news hortooda markii uu xayaysiinayay boogiisa Call Me Americans cadaanka c...
06/10/2026

Abdi waa niicle promax waa ninkii shalay Fox news hortooda markii uu xayaysiinayay boogiisa Call Me Americans cadaanka cursiriyiinta wadankiisa ka hor caayayay, Abdi ha moodin in aan ilawnay taas, cafis is loading waar ku jar ku jar Omaroow ku jar😂😂😂

Address

Seattle Heights, WA

Telephone

+16124059701

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afhayeenka Dumarka Amal Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share