26/08/2026
أسْتَغْفِرُ اللهَ وَأتُوبُ إلَيْهِ.
Istaqfurulaah La aaan waa nolol laa aan waayo Malin waliba danbi waa inaga dhaca Adunka ma dhamestirno Wax dhamestiran majiran Aan Aaqiro Aheen Aaaqiro Qabyo majirto Waxwaliba waa dhamestirnayihin xanuun majiran oo lama xanuusado
Manshaalaah.
Daaciyad Deeqa Haaji .