19/03/2026
Waxan dhammaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeynayna munaasabadda barakaysan ee Ciidda. Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii suubanaa. 🤲
Ciiddaan ciiddeeda kale ha inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad, iyo barwaaqo.
Ciid Mubarak dhammaantiin! 🎉