Dr.Mohamed Awil Shido

Dr.Mohamed Awil Shido obstetrics and gynecology specialist
female infertility

08/09/2026

❤️

Waa hooyo muddo la dhibanayd xanuun dhanka naasaha ah, taas oo ugu dambeyn heshay adeeg iyo daryeel caafimaad oo wanaagsan.

Waxay si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaysaa Dr. Mohamed Shido dadaalka, daryeelka iyo adeegga caafimaad ee uu u qabtay. 🩺❤️

🙏 Waxaan u rajaynaynaa hooyada caafimaad iyo soo kabasho wanaagsan.

Caafimaadku waa mudnaanta koowaad. ❤️

02/09/2026

Maisku aragtaa Xanuun farabadan xiliga caadada? Muqaalkaan dhameyso. Shido

01/09/2026

Dhalmo la’aan mudo 7 sano ah kadib gusheda hada

31/08/2026

Mudo 5 sano dhig cado kuma dhicin lkn dib ey u heshay marke la kulantay Dr Mohamed awil shido

Ha riyoon ee dhis rajadaada .shido_bye_delta   wuxuu kula garab taagan yahay safargaaga hooyonimo  &
26/08/2026

Ha riyoon ee dhis rajadaada .shido_bye_delta wuxuu kula garab taagan yahay safargaaga hooyonimo

&

Dhalmo la,aanta waxe kenta shakiga qoyska Xalka waa Dr mohamed awil shido
25/08/2026

Dhalmo la,aanta waxe kenta shakiga qoyska
Xalka waa Dr mohamed awil shido

22/08/2026

Cabashada Dumarka oo ku aadan Gudniinka. oo dhibaatooyin caafimaad ku keenta.

17/08/2026

Sirta Hooyo Noqoshada
Ma jeclaan lahayd inaad hooyo noqoto? ❤️
Haddii aad muddo isku dayaysay uur, ha niyad jabin. Ogaanshaha sababta dib-u-dhaca iyo helitaanka talo caafimaad oo sax ah waa tallaabada koowaad.

13/08/2026

Ilmuhu waa hadiyad Eebbe bixiyo!
Hooyo iyo Aabe, ha quusanina. Mararka qaar waxa ugu quruxda badan wuxuu yimaadaa waqtiga Alle qaddaray. 🤲✨

02/08/2026

Dumar badan ku xanun sadaa dhiga cadada

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252616333081

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Dr.Mohamed Awil Shido publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager

Type