Dr Ahmed Abdiasis, MD

Dr Ahmed Abdiasis, MD DHAKHTAR CUDURADA GUUD Run ahaantii anigoo aad u yar baan gioaansaday inaan dhakhtar noqdo ilahayna wuu ii rumeeyay himiladaas. MAHADSANIDIN.
(2)

markaan yaraa waxaan arki jiray dhakhaatiirta waxaan odhan jiray WOOW, waxaan doonayaa inaan sidooda noqdo, aabbahay oo markaa ila socdayna wuxu i odhan jiray waxaad tahay DR MAJID oo ahaa magac uu isagu iila baxay ilaa maantana uu iigu yeedho. iminka oo aan halkan joogana waxaan doonayaaa inaan inta ugu badan ku celiyo bulshadayda waxaan bartayna u gudbiyo.

10/09/2026

Ha isku dawayn Chatgpt marna.

10/09/2026

Kulan muhiim ah, Burco iyo Xalay.

08/09/2026

Baadilku waa halkee jidhka?

06/09/2026

Dadka labada gadh leh ama Macasha.

06/09/2026

Burco, Maalintii labaad.

05/09/2026

WAXAN KUSOO LABTAY MAGALADAYDII. 📍BURCO.

03/09/2026

Hello, Burco 📍

02/09/2026

Sabtida oo ku beeggan 5.9.2026 waxan kasoo hawl galaya xarunta Burco ee Dr Majid supplements Inshallah.

01/09/2026

Ilmaha yaryar ha dhunkan markad leedahay.

Adresse

Hanover

Telefon

+4915216783260

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Dr Ahmed Abdiasis, MD erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Dr Ahmed Abdiasis, MD senden:

Verknüpfungen

Hervorgehoben

Teilen