Super Star Medical Institute

Super Star Medical Institute Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Super Star Medical Institute, Medical and health, Dolo.

Fluids in clinical practice........👇👇👇
14/07/2024

Fluids in clinical practice........👇👇👇

Paediatric vital Signss Normall valuess 🩺❤️👉👇👇👇
14/07/2024

Paediatric vital Signss Normall valuess 🩺❤️👉👇👇👇

Malaariyada( Duumadu)  waa xaalad caafimaad oo ay keento dulinnada Plasmodium oo ay bini'aadamka u gudbiso qaniinyada ka...
25/04/2024

Malaariyada( Duumadu) waa xaalad caafimaad oo ay keento dulinnada Plasmodium oo ay bini'aadamka u gudbiso qaniinyada kaneecada ee ka timaadda kaneecada Anopheles ee dhedigga ah.
Calaamadaha Duumada

- Madax xanuun - Lalabbo. - Qandho sareysa - Matag
- Calool xanuun - Dhaxan ama qarqaryo inad dareento
- Murqo xanuun - Wareer

Kahortagga Duumada

Duumada ayaa laga yaabaa in laga hortago xaalado badan. Habka ABCD ee ka hortagga waa hab fudud oo lagu xasuusto -

Ka warqabka Khatarta: Kahor intaadan safrin, ogow haddii aad halis ugu jirto in duumadu kugu dhacdo.

Kahortagga qaniinyada: Isticmaal dawooyinka cayayaanka, dabool gacmahaaga iyo lugahaaga, oo isticmaal shabagga kaneecada ay daweyso cayayaanka si aad uga fogaato qaniinyada kaneecada.

Hubi haddii daawooyinka ka hortagga duumada loo baahan yahay: Hubi inaad haysatid kaniiniyada ka hortagga duumada ee saxda ah qiyaasta saxda ah oo dhame koorsada.

11/03/2024

SALAAMULAAHI CALEYKUM DHAMAANTIIN F&F

Mid kamid ah ardeyda Machadka SUPER STAR MEDICAL INSTITUTE ee qeybta fogaan araga wax ku bartey.

27/12/2023

DIPLOMA OF NUTRITION ACADEMIC YEAR 2023 Mr Abdisalaan

Brush up on your nasal and pharyngeal anatomy knowledge. Save this post to quiz yourself later! 👃
17/12/2023

Brush up on your nasal and pharyngeal anatomy knowledge. Save this post to quiz yourself later! 👃

WELCOME TO Super Star Medical Institute DIPLOMA:  pharmacology   4 month's DIPLOMA:  Nursing    6 month's COURSE:     Pr...
17/12/2023

WELCOME TO Super Star Medical Institute

DIPLOMA: pharmacology 4 month's
DIPLOMA: Nursing 6 month's
COURSE: Prevention and control measurement of communicable disease
COURSE: Benefit of breast feeding to infant
COURSE: injections and canulizations

Contact us 094 106 4774

Bismilaah Guud ahaan ardeyda machadka SUPER STAR MEDICAL INSTITUTE oo sameeyey practical   ah
05/11/2023

Bismilaah

Guud ahaan ardeyda machadka SUPER STAR MEDICAL INSTITUTE oo sameeyey practical ah

Caabuqa Ku Dhaca Xubinta Taranka Ee Dumarka (VAGINITIS):𝗩𝗮𝗴𝗶𝗻𝗶𝘁𝘀: waa caabuq ku dhaca xubinta taranka ee dumarka (ferjig...
29/10/2023

Caabuqa Ku Dhaca Xubinta Taranka Ee Dumarka (VAGINITIS):

𝗩𝗮𝗴𝗶𝗻𝗶𝘁𝘀: waa caabuq ku dhaca xubinta taranka ee dumarka (ferjiga) wuxuuna keenaa dheecaan Cancun ,iyo xanuun.

𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗦𝗮𝗯𝗮𝗯𝗼?
Waxaa sababa isbedel kuyimaada bacteria xubinta taranka dumarka (ferjiga) caabuq,
Isbadal ku yimaado dheecanada,bacteria,fungal,parasite virusIWM.

𝗖𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗯𝘂𝗾𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮 𝗙𝗲𝗿𝗷𝗶𝗴𝗮
isbedel kuyimaada dheecanka ka yimaada farjiga sida ur iyo midabkoo doorsooma.
cuncun iyo xajiin xanuun yimaada xiliga galmada. xunuun badan oo yimaada xiliga kaadida.

𝗤𝗮𝘆𝗯𝗮𝗵𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗯𝘂𝗾𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮 𝗙𝗲𝗿𝗷𝗶𝗴𝗮
𝗕𝗮𝗰𝘁𝗲𝗿𝗶𝗮 𝗩𝗮𝗴𝗶𝗻𝗶𝘁𝘀: waa xaalad isbedel ku dhaco bacteria laga helo vaginaha ama ay badato tirada bakteeriya , caadi ahaan bacteria laga helo farjiga waxaa ladhehaa (lactobacilli ) sidoo kale color dheecan ka ferjiga waxuu u ekaanaya Cadaan xigeen urtiisuna waxay u urtaa sidii shidaalkii oo kale .

𝗬𝗲𝗮𝘀𝘁 𝗜𝗻𝗳𝗲𝗰𝘁𝗶𝗼𝗻: inta badan waxaa sababa fanguska loo yaqaano Candida albicans calaamadihiisa waxaa kamid ah cuncun waxuu u ekaadaa mid adag oo dheecaan kayimaado.

𝗧𝗿𝗶𝗰𝗵𝗼𝗺𝗼𝗻𝗶𝗮𝘀𝗶𝘀: waa noole gooriyaan ah oo kunool xubinta taranka Waxaan lagu magacabaa Trichomonas, midabka dheecanka ka imanaya farjiga waxuu u ekaadaa jaale-cagaarxigeen ah ,waxuu ku gudbaa sexually (galmada) ,waxuuna ku dhici karaa rag iyo dumarba.

𝗬𝗮𝗮 𝗸𝗵𝗮𝘁𝗮𝗿 𝘂𝗴𝘂 𝗷𝗶𝗿𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗯𝘂𝗾𝗮 𝗙𝗲𝗿𝗷𝗶𝗴𝗮
1 Dumarka badsada galmada aan xalaasha ahayn.
2 Hadaad qabto xanuunada lagu kala qaado galmada.
3 Hadaad qabto macaan aan control nayn.
4 Isticmaalka dawooyinka dila xawada raga.
5 Qaadashada dawooyinka tusaale antibiotics.
6 Isbedelka ku dhaca hormoonada. Iwm.

Hadal soo jeedintii madaxa-waxbarashada Machadka Super Star Medical Institute ee Dr Aidarus Abdirizack Abdullahi Morally
17/10/2023

Hadal soo jeedintii madaxa-waxbarashada Machadka Super Star Medical Institute ee Dr Aidarus Abdirizack Abdullahi Morally

Talo bixin / buraarujin kooban oo ardeyda iyo kasoo qeyb galka lawadaagey
16/10/2023

Talo bixin / buraarujin kooban oo ardeyda iyo kasoo qeyb galka lawadaagey



Address

Dolo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Super Star Medical Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share