13/09/2022
Bishaaro bishaaro bishaaro waxaa dhamaan bulsho waynta kudhaqan magalada godey iyo nawaaxigeed inu maalinta axada ah tarkhduna tahay 8-14/1/2015 imanayo shaabelle clinic Dr ahmed kutakhakhusay cudurada guud iyo wadnaha ( internist and cardiology halaga faa iidaysto jaaniskaa